GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
GARDARO INTAA LA'EG. By Abdullaahi Mohamed
Waxa xabsiga Hargeysa silac ugu geeriyooday 30.12.05, Axmed Maxamuud Xuseen (Kuukaay), oo ka mid ahaa dad u dhashay Ogaadeenya oo aay tiradoodu kor u dhaafay sodomeeyo oo aay qabiilka Hargeysa daga qabqabteen iyagoo markaa is lahaa taliska Ethiopia kaga hela taageero, muujiyana in aad Ethiopia ka soko marsanaysaan dadkan diin iyo darisnimada wadaagtaan, sida aay marar badan oo hore u sameeyeen. Nasiib daro kolkii aay reer hargeysa ku dhawaaqeen in aay hayaan xubno ONLF ah, waxa is la markiiba dadkii qabiilkooda darteed loo qabqabtay u tagay sirdoonka Ethiopia oo si xor ah uga daneesta aagagaas, waxayna is la markiiba cadeeyeen in aanay dan iyo xaajo ka laheyn dad socoto ahaa oo la iska soo qabqabtay.

Waaga ayaa ku baryay qabiilkan sida xun ee bini'aadanimada ka baxsan aay qabyaaladu lafaha uga gashay, ( Soomaalidu qabyaalada wey ku dhaqantaa iyagoo kale lama arag ), waxayna ku sii adkeesteen talo xumadoodii in aay iska sii heestaan socota aan waxba galabsan iyagoo waliba jir dil ugu sii daray oo uu marxuum Axmed (Kuukaay) u geeriyooday dhaawacyo aay gaarsiiyeen, walina intee kale aay heestaan.

Sidoo kale waxay ku dileen Gibileey 31.12.05 Marxuum Ibraahim Cudhi Cismaan oo sida la sheegay ka mid ahaa cayaartoyda kubada cagta ee W/Galbeed, waxaadna fahmi kartaan shaqsi heerkaa gaaray kalsoonida uu qabay in halkaa uu ku noolaado laakiinse taa waxaa beeniyay cunsurinimada reerahan.

Maxaa loo waayay shaqsi iyaga ah, hadii aay ahaan lahayd dadka caadiga ah, aqoonyahanada, culuma'udiinka, oo aan ku raacsanayn waxan aay samaynayaan dadkooda, kana diga cawaaqin xumada ka iman karta gardarada noocan oo kale ah oo ah wax ku cusub Soomaalida.

Hadii aan fiirino jawaabta aay ilaa iyo hada bixiyeen dadkan la dulmiyay dadkooda ayaa ilaa iyo hada ku eg hanti la gubay.



�� Markii aan arkay in dhibaatadani aay mudo dheer soo socotay
�� Markii aan arkay in wax garadka dadka dhibaatadan geeysanaya aay raali ka yihiin
�� Markii aan arkay in naf Alle uumay oo wax ka qaalisan aayna jirin oo aan waxba galabsan si sahala loo jarayo
�� Markii aan arkay in shaqsiga lagu xad gudbaa uu xaq u leeyahay in uu xaqiisa dhacsado.


Ayaan waxan ku baaqayaa in dhimashadan iyo xariga aay geeysanayaan reer Hargeeysa, loogu jawaabo dhimasho iyo xarig loo geesto dadkooda, ileen adhi laaye adhi la laayo ayuu leeyahay.

Qore: Abdullaahi Mohamed
[email protected]

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com