GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
ONLF OO SI TOOSA UGA BAXDAY QODOBKII XORIYADA KUNA BEDESHAY QODOBKII DHABTA KA AHAA EE DANAYSIGA. Qore Xumadiid
Ka dib markii ay ONLF ku fashilantay dadkeedii bay cadowgii kiisii aan hada
xooga lahayn kana daran kan hada haysta xoojisay oo waliba ka mid noqotay. Akhristoo maxaa walaal aad u taqanaa midow, kamid noqosho ku biirid iyo wixii la mida waa raacid wixii ururadaasu wataan oo cad.

Waa�ayo Ururadu

* Coalition for Unity and Democracy Party (CUDP), (waa axmaaro)
* Ethiopian People's Patriotic Front (EPPF),( waa axmaaro)
* Ogaden National Liberation Front (ONLF),
* Oromo Liberation Front (OLF), (waa oromo)
* Sidama Liberation Front (SLF) (waa simaado)
* United Ethiopian Democratic Forces (UEDF), (waa axmaaro)

ONLF

A) Ma aha markii ugu horeysay oo Onlf waxay dadka u sheegayso uuna waxba ka jirin, waxaa onlf ka mid ahayd oo ay hogaaminaysa dowlad gobaleedkii ugu horeeye ee uu Mudane Cabdullaahi Maxamed sacdi madaxda ka ahaa waxay qaateen kana mid ahaayee itoobiya
weyn hadda waa onlf ogoow����.xoriyadoon ma jirin markaas.

B. Waxaa ka dambeeyey kale go� oodii qaytii baxday ee uu hogaaminayay Mudane Sheekh Ibraahim Cabdalle iyo qaybtii kale ee uu
Mudane Bashiir Cabdi Xasan hogaaminayey wali xoriydoon ma jiri��..

C. Mantana warkeedba daa Axmaaro iyo Oromo ayaa lagu biiray

HADABA MAXAAY ONLF RABTAA.

* OLNF waa Xukun doon oo kali ee wax danta umada aha ma hayaan
* ONLF waa danaysta yaa shakhsiya ookolba kii xukuma siduu rabo aha.
* ONLF waa xaldiid diiday Odayadii dhaqanka ee meelo kasta ugu yid diiday
* ONLF waa xumaan dood fiiri xulufada 100% tigreega ayaa dhaama maanta.

XAL SIDAA U ARKO

1- In ONLF ay wax la Qabsato dowlada hada jirta oo xal ka raadso hadii sida cad ayna jirin oo ay been ahayd XORIYAD-DOONKII.

2- Hadii kale shacabka ayey u taalaa waxay fali lahaayeen ee falaadhii cirka loo direy onlf ay filo .

3- Maadaama oo Tigreegu ay hada wax ogol yihiin sida duub dhaqmeedku noo sheegeen. Jooji maaxaad u leedahay tikree baa wax ogol maxayse qabatay?

* Hadaba xumidaa waxaan leenahay maamul goboleed waligeen aan na soo marin.

* Waxaa wadanka ka jiri markii tiree qabsatay 1 dugsi sare iyo dhawr dugsi hoose hada 30 dugsi sare bay kor u dhaafeen, tuulo aan dugsi hoose lahayn ma jirto lamana soo koobi karo.

* Ma jirin Haydo caalami ama ku dowliya oo wadankiina yimaada tigree ka hor bal u fiirso taana.

* Shaqaalaha ma jirin hal qof oo dowlada u shaqeeya ama mushaar macana leh samayn karey maantana warshadu, baabuuuro, dhismayaal adoon doodin ila fiiri

Haa sidii aan rabany ma aha wali lakiin marka loo fiiriyo kuwa maanta onlf la
midoowday waa Ehel iyo cadow lafgal aha ee gaalka dil gartiisana siiyaaaaaaaaa.

Marka walaal yaa inoo roon runtii Axmaaro iyo Oromo oo dhulkii soomaalida
qaadatay iyo Tigree. Hadiise aananay jirin xoriyad sideen xaqeena itoobiya uga helaa uun baa furan.


Qore: Xumadiid
E-mail: [email protected]


NB: Qoraalkan waxuu ka turjumayaa aragtida qoraaga ee looma fasarin karo, kan Godeynews.com. Laakiin waxaan idinka dhiiri galinaynaa inaad qoraalaadiina noosoo dirtaan si aan idinku daabacno.

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com