|
|
Dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sultan Ibrahim Sultan Cali Saafi
|
Anagoo ah dhammaan waxgaradka qaybaha kala duwan ee beesha Muqaabul ee jooga waqooyiga maraykanka waxaan aad uga xunnahay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Suldaan Ibraahim Suldaan Cali Saafi iyo ragii kale ee ku geeriyooday weerarkii ONLF-tu ku qaaday tuulada Caado ee ka tirsan gobolka Wardheer bishii Juun 21,2006.
Waxaan ugu horayn xusaynaa taariikhda wanaagsan ee Suldaan Ibraahim iyo beeshiisa ay ka soo qaateen maslaxadda iyo midnimadda ummaddooda. Waxay beeshu marwalba u taagantahay midnimidda shacabka reer Ogadenya.
Waxaan u aragnaa dilkiii ONLFta ay ugaysatay Suldanka iyo ragii kale in ay bog cusub ay ufurtay ummadda soomaliyeed iyo waliba deegaanka.
waxaan uu aragnaa in falkas uu ahaa mid ku talo gal aah.
Waad mahadsantihiin.
Contact E-mail: [email protected] |
|
|
|
|
|
 

|