|
|
Waa kuwama kuwa dhibaateeya halganka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenya. Qore Hilaal Daahir
|
Waxaa laga yaabaa in inbadan lagu eedeeyo jabhada onlf in ayna lahayn maamul kala danbeeya iyo wada shaqayn guud taas oo laga yaabo qaybna in ay runtahay qaybna beentahay oo kolayba wax lasheegay waxbaa kajira.
Waxaa xaqiiqo ah dawlad, urur, qabiil, qoys iyo cidkasta oo meel isugu timaada inay jiraan qaar dhib wada oo mar walba looma sina khaladaadka.
Marka jabhadad waxaa dhibka dhexdeeda ah koow ka ah niman masuuiyiin ah oo waxay jabhadu ku hadashaba qolqolada lataagan cadowtinimana kama aha ee waa abuur oo sir lama xajin karo waxaa kale ooy ku darsadeen isku dirka jabhada dhexdeeda ee manta meeshaa marinaysa haday jwxo in ay sii waarto rabtana waa in ay iska qabataa xubnahaas.
Magacyadooduna waa kuwan;
1-Cadaani Hirmooge 2-Bashiir Axmed Makhtal 3-Sheekeeye Ciise
Waa hadaan rabno in halgankani waayo raago hadii kale meesha waa lagu kala dhaqaajinayaa taas waxaa kuu xaqiijinaya inta nin madax ah ooga baxay halganka dartood intay sumcada kadileen iyo ay siyaasiyan u shirqooleen oo ururka dartood uga baxay
F G: Qoraalkani wuxuu wax dareen siinayaaoo kaliya xubnaha ururka iyo waliba inta jecel jiritaanka JWXO.
Qore Hilaal Daahir E-mail:[email protected]
NB: Godeynews waxay soo dhaweynaysaa qoraalada akhristayaasha. Laakiin masuul kama aho rayiga qoraaga. |
|
|
|
|
|
 

|