GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi]
Asalaamu caleykum waraxmatullahi wabarakatuhu dhamaan walaalaha muslimka.

1 Aniga oo ku hadlaya magaca beesha Absame kana soo jeedo jubada hoose ayaan udigayaa dadka ka soo hor jeedo maxakiimta islaamka ee hormudka uyahay Amiirul muminiin Sheekh xasan Turki ALLAHA KARAALI NOQDEE isaga iyo dhamaan maxaakiimtii ka geysatay gacanta libaax xoreyntii magaalada kismaayo ee ku jirtay gacan cadaawow 16kii sano ee burbur kii soomaaliya.

Dadkan ku banaan baxaya sheikha waa ku wii laga soo raray gobalka GEDO iyo Puntland laguna soo raray magaalada kismaayo , maarkii maamulka kismaayo gacanta ku hayeen labadii dhiigyacab ee kala ahaa MORGAN IYO BARRE HUURALE.

Dadkaas soo xoog lagu dejin jiray guryaha dadka deegaanka u dhashay, ku weenana banaanka lagu xori jiray.

Dhibaatada loo geyste dadka deegaanka ayaa ah mid aad ufoolxun, maadaama labada ninba dan aaynan ka laheen dadka iyo deegaan kaba .waxaay ku dadaali jireen dabar goynta Besha absame dad iyo dunyaba iyo sidaay ku hanan lahaayeen magaalada dekada kismaayo oo aay ula baxeen DHUL LAHELAY,.

Dhibka loo geyste dadka iyo deegaanka ayaa waxaa ka mid ahaa dil,dhac,faraxumeyn iyo weliba dadkii oo ayagoo nool lagubaye markii morgan joogay .wadanka oo ugaadha laga xaalufiyo ayagoo laga dhoo finayo dekeda kismaayo, dadkii oo intii qori lagu qabto lagu yiraahdo noo saxix inaan gurga kaa ibsanay.iyo boosaskii oon la'ibsan oo laiska dhisanayo.meesha kuweenii ku dhamaanayaan xerooyinka qaxootiga keenya.

Waagii xukuumadii AFWEEYNE dagaal kii 77 kii waatuu ku xareeye dadkeena xerooyinkii qaxootiga ee hiiraan intuu kala cararaye kismaayo .

Waa su'aaloo maxaa inagu kalifay inaan nolosheena qaxooti ahaano dhulkeena iyo guryaheenana cadow ku raaxeeysto?.

waxaan marlabaad udigayaa dadkaan la soo marin habaabiye ee Puntlan iyo Gedo lagasoo xaaqey ee gocosada ku noolaa ee kismaayo nololba ugu horeeyse ee hadana weli inugu banaan baxayo maxaad maamul usameeysateen hadna degan gurya dad leeyahay oo wlibaa inagoon ab iyo isir ulaheyn dumar muqaadaraad iibiyo inoo keeneen dumar xishoodkii katagay oo culumadii lahortaagan inoo fasaxa iibint muqaadaraadka, waa
inaay nooga baxaan magaala deena dhulbaay leeyahii ne ha aadaan.

Sida aad la socotaanba wareegta tarxiil ayaa ka soo baxday puntlan oo lagu soo tarxiile digil iyo mirifle meesha uu C/dulaahi yuusuf saldhigiisu yahay BAYDHABO taasoo arin layaable ah. Waxaa arinkaas keeneyna waa siyaasda dhiciska ah ee Cade muuse iyo C/dullahi yuusuf, labadaas nin oo ah Cadoga 1 waad ee ambsame .

Marii laadkii SH X TURKI katuure Bare huuraale gedo ayuu labdaasnina gabalka udhacay. Barrena ku noqday meeshii garaada beenta ah afweeyne ka soo saare.

Besha Absame waxaan ugu baaqaynaa in sidii lagu yaqiineyba u difaacaan dalkooda iyo diintooduba, cidii amxaaro injireey naf kadooni iyo cidii kaleba igayaay utaala HIV GA un yaay ku ridin.

3 dii bilood oo lasoo dhaafay baan arkay nin mareexaan ah oo yiri kismaayaan ka soo iibsaday 35 boos oo oo ku yaala duleedka magaalada 10 kalana gudaha ayaan ku leeyaha oo dhulka oo radhiis ah baan iibsaday hadana waxaa la ii taaganyahay midkiiba 13 00 doolar.

Waa arin cajiib ah oo lala yaabo.

Wabillahi Tawfiiq

Qore: Ugbaad Cabdulaahi
Email: [email protected]

NB: Godeynews masuul kama aho qoraalkan. Laakiin waxay turjumaysaa aragtida qoraaga kusixiixan.

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com