|
|
TAHNIYAD AROOS: Mudane Xamse Xaaji Warfaa iyo Marwo Ikraan Xaaji Cade oo arooskoodu kadhacay Minnepolis, USA!!
|
Anagoo kala ah dadkan magac yadoodu hoos kuqoran yihiin waxaan halkan tahniyad aroos uga diraynaa Mudane Xamse Xaaji Warfaa iyo Marwo Ikraan Xaaji Cade oo arooskoodu kadhacay Minnepolis, USA. Waxaan sidoo kale uga hanbalyeynaynaa inu arooskoodu noqdo kii lagu nastee lagu nagaadee, ubad khayr qaba.
"BAARAKA LAAHU LAAKUM, WABAARAKA CALAYKUM."
Magacyada tahniyadan dirayana waxay kala yihiin sidan;
1-HINDA XAAJI MAXAMED 2-FORDOWSA XAAJI MAXAMED 3-HANI XAAJI MAXAMED 4-KOWSAR XAAJI MAXAMED 5-SUCAAD AXMED CADE 6-HOOYO KALTUMMO OW CALI FARASLE 7-HOOYO RUQIYA CABDI BUSLE 8-AABO AXMED XUSEEN XUMAR 9-HOOYO ARDO CAABI 10-IBRAAHIM CABDI BUSLE 11-MUBASHIR CABDI BUSLE 12-SAADIQ CABDI BUSLE 12-XAMDI CABDI BUSLE 13-NASRA XAAJI MAXAMED 14-ISMAHAN MAXAMED DEEQ 15-IDIL MAXAMED DEEQ 16-IJO XASSAN NUR 17-MAANQAD MUXUMED CAYDID 18-FAADUMO IBRAAHIM CAYDIID 19-CABDICASIIS XAAJI MAXAMED 20-FARDOWSA XAAJI MAXAMED 21-CUMAR MAXAMED DEEQ 22-CABDI KARIIN CABDIRAXMAAN 23-XAMSE CABDIRAXMAAN 24-ILHAAN CABDIRAXMAAN 25-IFRAX CABDIRAXMAAN 26-ISHRAAX CABDIRAXMAN
Sidoo kale bahda Godeynews ayaa tahniyadan oo kale usoo diraysa Caruuska iyo Caruusadda. Aamiin.
F.G. Waxaa warsidaha Godeynews soo gaarsiiyay tahniyadan arooska ah mudane Cabaas Sheekh oo Emailkissuna yahay;[email protected]
Godeynews.com |
|
|
|
|
|
 

|