GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Tahniyad Aroos: Mudane Mowliid Maxamed Ibraahim "Foodcade" iyo Marwo Sacdiyo Maxamed Ibraahim oo arooskoodu kadhacay magaalada St. Paul, USA
Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tahniyad diiran u diraynaa Arooska Mowliid Maxamed Ibaahim ( Foodcadde) iyo Sacdiyo Maxamed Ibraahim oo uu arooskoodu ka dhacay Magaalada St. Paul ee Waddanka Maraykanka, waxaana leenahay arooskoodu hanoqda kuwii isku waara oo
awlaad iyo nolo khayr qabta kala hela.

Dadka Tahniyada diraya:

(1) Ugaas Cismaan Cabdi
(2) Xiis Maxamuud Jalaale
(3) Xasan C/risaaq Xuseen
(4) Bashiir Ibraahim Ismaaciil
(5) Xasan Muxumed Cali ( Xasan Yare)
(6) Shaahid Sheekh Muumin
(7) Sawda Mukhtaar Sheekh Muumin
(8) C/laahi Ibraahim Ismaaciil ( Barre)
(9) Nimcaan Axmed Shide
(10) Jamaal Cabdi Xuseen

Aamiin ,, Aamiin ,, Aamiin ,,

Waxaa qoraalkan Godeynews.com soo gaarsiiyay;
mudane Bashiir Ibraahim Ismaaciil
Email:[email protected]

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com