GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Tacsi: Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Sayid C/Qaadir Sayid Xasan oo kugeeriyooday Xarunta dariiqada CIIN ee Ismaamulka Soomaalida
Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos kuqoran yihin waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa ehaladii iyo qaraabadii uu kageerooyaday Marxuum Sayid C/Qaadir Sayid Xasan oo kugeeriyooday xarunta dariiqada ee CIIN ee deegaanka Ogaadeeniya.

Magacyada dadka tacsida diraya;

1- Ambassador C/raxmaan Cismaan Cumar
2-Col:Yuusuf Maxamed Cabdi Sugaal
2-Col:Faarax Gurxan Cali
3-Col:Bilaad Aadan Kuukay
4-Sheekh Candullahi sh m sagal
5-Ugaas Aadan Ugaas Khaliif Ugaas Cabdi Budul
6-Maxamed Xasan Sayid
7- Daahir Xasan Tamuuje
8-Muxumed Macalim Cabdi
9-Maxamed Axmed Sayid
10-Xasan Sheekh Xuseen
11-Xasan Cabdi Jana-Jubuq
12-Shamsa Ture Cumar Dheere
13-Ibraahim Sheekh Cabdullaahi-Sanay
14-Axmed Xuseen Xirsi-Tuule
15-Nafiisa Sheekh C/laahi
16-Xadiis Xaaji Nuure
17-Maxamed Shariif Xaaji Maxamed
18-Axmed Wali C/laahi
19-C/wahaab Sheekh Maxamed Shuriye
20-Diini Maxamed Hirmooge
Iyo waliba dhamaanba jaaliyadaha dibadda kunool ee reer Dhanaan iyo dariiqada reer Sayid Muxumed waxaan leenahay Allaah ha unaxriisto marxumka janadii fardawsana haka waraabiyo, intuu katagayna samir iyo iimaanba Allaah haka siiyo.

AAAAAMIIIIIIIIIIIIN-- AMIIIIIIIIIIIN---AMIIIIIIIIIIIN


F.G:Waxaa qoraalkan tacsida ah Godeynews soo gaarsiiyay
Mudane Daahir Xasan Tamuuje
E-mail;[email protected]


Godeynews.com



�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com