GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Innaa lillahi wa innaa ileyhi Raajicuun: Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Cabdullaahi Xaaji Xuseen oo kugeeriyooday magaalada Qabridaharre ee Gobalka Qorraxey
Waxaan anagoo kala ah dadkan hoos ku xussan tacsi u dirreynaa eheladii iyo aqrabadii uu ka geeriyoodey alla ha u naxariistee CABDULLAHI XAAJI HUSSEIN oo ku geeriyoodey Magaalada Qabridahare ee gobolka Qorraxey.

Magacdaya:

1) Abdi Makhtal Abdullahi Barkhadle
2) Mohamud M. Omar "Haaguf"
3) Abdirahman M. Omar "Haaguf"
4) Ahmed M. Omar "Haaguf"-Australia
5) Siraad Abdullahi Barkhadle
6) Bakaad Abdullahi Barkhadle
7) Dahabo Abdullahi Barkhadle
8) Cibaado Mohamud Haybe
9) Nimco A. sh. Yusuf "William"
10)Farrah A Sh. Yusuf "William"
11)Yassin A Sh. Yusuf iyo Xaaskiisa.
12)Ayan A Sh. Yusuf iyo Saygeeda.
13)Abdi-bille Darbi iyo Xaaskiisa.
14)Mohamud Mahdi Dheeg iyo Xaaskiisa.
15)Xaliimo Hussein Gabay
16)Shamso Hersi Ali Dubad
17)Maryam Ahmed Sahal
18)Xaali Abdullahi Barkhadle

Waxaan illaahey uga baryiyeynaa in janadii fardowsa uu marxuumka ka waraabiyo, eheladiisana samir iyo Iiman ka siiyo. Aamiin!


F.G: Waxaa qoraalkan tacsida ah Godeynews soo gaarsiiyay
Mudane Mohmud Haguf
E-mail;[email protected]


Godeynews.com

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com