GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Hambalyo Aroos: Mudane Cabdi Maalik Cali Daroor iyo Marwo Yasmiin Cali Xasan oo uu 17/02/07 arooskooda Meherkoodu kadhacay magaalada London
Hanbalyo---- Hanbalyo----Hanbalyo

Anagoo kala ah dakan magacyadoodu hoos kuqoran yihiin waxaan halkan hanbalyo iyo tahniyad arooska meherkooda uga diraynaa Cabdi Maalik Cali-Daroor iyo Yasmiin Cali Xasan.

1.Aabo Cali-Darroor Xaaji
2.Hooyo Haweeya Soofe
3.Maxamed Xaaji Muxumed
4.Yaasmiin Saddiiq Xasan
5.Shukri Soofe Cali
6.Arda-Ruun Soofe Cali
7.Cali Soofe Cali
8.Khadra Cali Darroor
9.C/Raxmaan Ilyaas
10.Fadxi Cali Darroor
11.C/Ilaah Maxamed Axmed
12.Maxamed Cali Darroor
13.Khadra Maxamed Xasan
14.Nimco Cali Darroor
15.Hodan Cali Darroor
16.Raxma Cali Darroor
17.Nimco Axmed Caabi
18.Tamaan Axmed Caabi
19.Xaddiis Axmed Caabi
20.C/Rizaaq Axmed Caabi
21.Ayaan Saddiiq Xasan
22.C/Naasir Cali Gaani


Dadkaasoo dhamaantiis kala jooga Minneapolis,Australia, Qabridahare, & Nairobi ayaa hanbalyo iyo bogaadin udiraya Cabdi-Maalik Cali-Darroor iyo Yaasmiin Cali Xasan oo meherkoodu ka dhacey February 17, 2025 magaalada London ee dalka Ingiriiska. Waxaana leenahey kuwii isku waara Alla ha kadhigo. Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano!

Aammiin!!! Aammiin!!! Aammiin!!!


F.G: Waxaa qoraalkan tahniyadda Godeynews soo gaarsiiyay
Mudane Khadra Cali
E-mail:[email protected]

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com