GodeyNews.com
.
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Main Menu
 
 
Tahniyad Aroos: Mudane Mahat Cumar Sooyaan iyo Marwo Maryam Cali Maxamed oo arooskoodu kadhacay Edmonton, Alberta Canada
Hanbalyo----Hanbalyo----Hanbalyo Aroos wacan---wiil iyo caano---
Anagoo kala ah dadkan magacyadoodu hoos kuqoran yihiin waxaan halkan dhanbaal iyo tahniyad uga soo diraynaa arooska Mudane Mahat Cumar Sooyaan iyo Marwo Maryam Cali Maxamed oo 27/02/07 kadhacay Edmonton, Alberta Canada.

Magacyada dadka tahniyadda arooska diraya;

1- Cali Sahal (Cali Siyaad)
2-A. Miraad
3-Faysal Faarax
4-Fiyoor Faarax
5-Faizo Xuseen
6-Fitaax Cumar
7-Sacdiyo Cumar
8-Faysal Maxamuud Sooyaan
9-Miski Maxamuud Sooyaan
10-Cabdullaahi Cismaan Maxamed
11-Maxamed Faahiye Shaqlane
12-Axmed Sade
13-Bishaar Xasan Maxamed

Dadkan oo dhamaantood kala jooga aduunka dacaladiisa ayaa waxay bogaadin hawada umarinyaan arooska mudane Mahat Cumar Sooyaan iyo Marwo Maryam Cali Maxamed inuu Allaah kadhigo kii kheyr qaba ee lagu waaree lagu nagaade. Aamiin----Aamiin---Aamiin.


Godeynews.com

�Godeynews.com


 

 


   

 

   
     
   
Home | Submit News | Forum | Contact
 
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com