|
|
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhalashada Cabdirashiid Maxamuud Ugaas Cabdi Ugaas Axmed Xaashi
|
Bahda Qabridahare.com iyo Ururka Waxbarashadda Qorraxey (Qorahey Education Foundation) waxay halan uga tahniyad uga direyaan Ganacsade Maxamuud Ugaas Cabdi Ugaas Axmed Xaashi (Cagaweyne) iyo Nimco Xasan Xirsi Cismaan oo uu wiil ugu dhashay magaalada San Diego, California, USA, maalintii Khamiista ee taariikhdu markey ahayd 11kii Oktoobar, 2007.
Wilkaas oo loo bixiyey Cabdirashiid waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu noqdo mid dadkiisa, dalkiisa, diintiisa iyo waalidkiisba anfaca.
Aamiin----- Aamiin----- Aamiin
Maamulka Qabridahare.com E-mailka:Ahmed Abdille ([email protected])
Godeynews.com |
|
|
|
|
|
 

|