GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
Muqdisho: Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed oo cunuqabateyn Shidaalka ah kusoo rogay dawllada FKS iyo dawladda Ethiopia oo booyada shidaal ah kasoo dhaansatay magaalada Godey
Golaha Midowga Maxaakiimta Soomaaliyeed oo cunu qabatayn xagga shidaalka ah kusoo rogay magaalada Baydhabo oo farisin u ah dawladda FKS oo maalinba maalinta kasii danbaysa uu xirirkoodu sii xumaanayo.

Ciidamada Midowga Maxakiimta oo aad u hubaysan ayaa soo gaaray meelo kamid ah gobalka Baay, isla markaasna markii ugu horeysay 18km usoo jirsadey magaalada Baydhabo oo ah xarunta dawladda km soomaaliyeed.

Sidoo kale waxay sheegeen inaysan duulaan ku ahayn fariisinka dawladda. Laakiin aysan mar danbe dib uga noqon doonin magaalada Buurxakabo hadii dagaal lagu soo qaadana aysan ka hakanaynin qabsashada xarunta dawladda.

Cunuqabataynta shidaalka ayaa loogu tala galay in lagu yareeyo isticmaalka iyo waliba dhaqdhaqaaqa ciidamada dawladda iyo kuwa Ethiopianka ah oo sida laga warqabo kusugan meelo kamid ah goballada Baay, Bakool iyo Gedo oo u yimid inay dagaal lagalaan midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed, isla maraaksna ay taageero siiyaan dawladda taagta daran ee ku uruursatay halka magaalo.

Sida ay noosheegeen dad kusugan magaalada Baydhabo oo xog ogaal ah ciriiriga shidaaleed ee soo food saaray dawladda iyo ciidamada Ethiopianka ah ee ksugan Baydhabo ayaa waxay noo sheegeen in dawladda Ethiopia ay soo martay Col ugu sareeya Ciidamada birgaydha Godey in si degdeg ah shidaal kumeel gaar ah loogu raro ciidamadoodu kusugan magaalada Baydhabo oo ay soo food saartay cabsi iyo shidaal yari.

Labada dhinac ayaa midba midka kale ku edeeyaa inuu jabiyay heshiiskii Khartuum, balse waxaa cad in hadda aad loo kala fog yahay oo ay adeg tahay inuu qabsoomo shirka lagu waday inuu 30ka bishan magaalada Khartuum kudhexmaro maxaakiimta iyo dawladda.


C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com