GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
TACSI: Abdullahi Mohamed Sacdi oo ku geeriyooday wadanka Ingiriiska
Geeri naxdin iyo tiiraanyo leh oo kutimid Alla ha u naxariistee Abdullahi Mohamed Sacdi oo ku geeriyooday isbitaal kuyaala magaalada London ee wadanka Ingiriiska August 23, 2024

Bahada GodeyNews waxay tacsi xanbaarsan tiiraanyo u diraysaa qoyskii iyo eheladdii iyo dhamaan intii taqiinay Alla ha u naxariistee Abdullahi Mohamed Sacdi.

Cabdullahi Maxamed Sacdi waxuu noqday madaxwaynihii ugu horeeyey ee gobolka ismaamulka Soomaalida Ogaden. Waxaan Allaha naxariista badan marxuumka uga baryaynaa inuu janaddii Fardowsa ka waraabiyo. AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN!



GodeyNews Bureau

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com