GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
TACSI: Xaaji Shuriye Xaaji Adan oo ku geeriyooday Garissa, Kenya
Geeri naxdin iyo tiiraanyo leh oo ku timid Alla ha u naxariistee Xaaji Shuriye Xaaji Adan oo ku geeriyooday isbitaal kuyaala magaalada Garissa ee dalka Kenya.

Bahada GodeyNews waxay tacsi xanbaarsan tiiraanyo u diraysaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladdii uu ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Xaaji Shuriye Xaaji Adan. .

Xaaji Shuriye Xaaji Adan waxuu ahaa odey caan ah oo si wayn looga yaqaano, loogana qadariyo degaanka joorre ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaan Allaha naxariista badan marxuumka uga baryaynaa inuu janaddii Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo ehelkii uu katagayna samir iyo imaan kasiiyo. AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN!



GodeyNews

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com