GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
Ganacsade Maxamed Xaaji Cabdullaahi Qorraxey oo $1000 US Doolar ugu deeqay Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Qorraxey iyo Dhallinyarada Reer Ireland oo iyaguna $1000 US Doolar mashruuca ugu deeqay!!!
Ganacsade Maxamed Xaaji Cabdullaahi Qorraxey oo Kun Doolar ugu deeqay Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Qorraxey iyo Dhallinyarada Reer Ireland oo iyaguna Kun Doolar mashruuca ugu deeqay!!!

Mahad balaadhan ayaan ooga celineynaa deeqdaas. Runtii horumarku wuxuu ku jiraa in maanta aan u huro bari si aan u mahadino dadaalkeena.

Waxaaan oogu baaqaneynaa cid kasta oo daneyneysa hogaamiyayaasha bari oo ah ubadkeena inuu ka qayb qaato mashruuca horumarinta waxbarashada ee Qabridahare.

cidii warbixin dheeraad ah rabtaa waxay la soo xidhiidhi kartaa Axmed Haybe oo telefoonkiisu yahay (619) 288-0711 ama e-mailka ah [email protected]

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com