Guddi hoosaadka Congreska mareykanka qeybtiiska arimaha Afrika oo warbixino kadhegaystay masuuliyiin ka hadlayay dhibaatooyinka gobalka Ogaden!!
Guddi hoosaadka u qaabilsan Congresska Mareykanka arimaha Afrika oo warbixno ka dhegaystay masuuliyiin siyaabooyin kala gedisan uga warbixinaya dhibaatada nabadgalyo xumo, cunto la,aaneed iyo waliba xal u helida qadiyadda Ogaden oo soo bandhigay qoraalo kala gedisan ee halkan hoose akhriso.
1-Jendier Frazer Us Assistant Scertery for Africa
2- Saman Zarifi, Human Rights Watch�s Washington Advocate
3-Fowsia Abdulkadir:Chair, Ogaden Human Rights Committee Canada
4-Dr. J. Peter Pham Director The Nelson Institute for International and Public Affairs