GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
Chertsey: Urur cusub "Ogaden Action Group" oo lagaga dhawaaqay magaalada Chertsey, England!!
Shir labo maalmood kasocday Hotelka Marriot ee kuyaalla magaalada Chertsey, Surrey England oo ay soo kasoo qeyb galeen xubno muhiim ah oo kasoo jeeda dhulka ismaamulka soomaalida Ethiopia oo socday labo maalmood ayaa waxaa maalintii labaad lagaga dhawaaqay urur cusub oo lagu magacaabo Ogaden Action Group.

Afhayeenka ururka cusub oo lagu magacaabo mudane Abdi khaliif oo wareysi siinayay ideecadda VOA, isagoo kusugan goobtii shirku kadhacayay ayaa waxaa hadaladiisa kamid ahaa in ururka cusub hadafkiisu yahay qodobadan hoos kuqoran;

1- In la taageero hirgelinta hayadaha dawliga ah ee dawlad deegeenedka soomaalida iyo dastuurka federaalka ee dawladda Ethiopia

2- In ururka "Ogaden Action Group" uu dawladda federaalka kala shaqeeyo sixidda iyo la dagaalanka maamul xumida baahsan iyo lunsiga xoolaha dadweynaha ee Ismaamulka Soomaalida

3- In sidoo kale ururku u istaago hawlaha nabadgalyada, isla markaasna uu wacyi galiyo jaaliyadaha dibadda kudhaqan ee nabadda iyo horumarka ismaamulka soomaalida jecel

4- Waxuu ururku isla gartay in dacwad lagusoo oogo shakhsiyaadkii ka danbeeyay xasuuqii waxshinimida ahaa isagoo kaashanaya dawladda federaalka Ethiopia, midda China iyo shacabkeena reer Ogaadeeniya ee ururka nabad-diidka ONLF uu dadkooda ku xasuuqey magaalooyinka Dhoobaweyn, Garbo, Gunagado, Maracaato, Dhuxun, Leheloow, Gabagabo, Carmaalle, Hadhaawe, Ceel-Ogaadeen, Coballe iyo meelo kale oo badan. Shakhsiyaadkan oo kunool wadamo xor ah oo xli dhow xiriir kala yeelan doono dacwooyinka iyo danbiyada ay ka galeen dad shicib oo masaakiin ah oo isugu jira carur , dumar iyo dad waayeel ah oo biro magayda ah.

Waxii faah-faahin ah kala soo xiriira af-hayeenka ururka Ogaden Action Group Mudane Abdi Khaliif E-mail;[email protected].

Sidoo kale waxaa jira sawirro laga soo qaday shirka oo lasoo gudbin doono marka ugu horeysa ay Godeynews soo gaaraan.

Godeynews.com

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com