GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
Sheygoosh: Shirweyne Ka Furmey Dagmada Sheygoosh ee Gobolka Qoraxay
Shir ballaadhan oo lagaga arrinsanayo sidii loo adkeyn lahaa nabad-galyada ayaa shaley ka furmey magaalada Shaygoosh ee gobolka Qoraxay. Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen odayaasha, culimaa�udiinka, indheergaradka, & haweenka gobolka Qoraxay ayaa wuxuu socon doonaa muddo todobaad ah.

Waxaa kale oo shirka ka soo qaybgaley wafdi ballaadhan oo ka socdey xukuumada deegaanka, oo uu hoggaaminayey guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Dimoqradiga Shacbiga Soomaaliyeed, Daa�uud Maxamed, waxaana ka mid ah masuuliyiinta la socotey Wasiirka Horumarinta Biyaha Fuluus Caydiid, Wasiir-ku-xigeenka RRC, Cabdullahi Maxamed Cali iyo Wasiir-ku-xigeenka Ganacsiga, Cabdiraxmaan Maxamuud Carab. Halka ay dhanka Qabridahare ka yimideen wafdi uu hoggaaminayey guddomiyaha gobolka Qoraxay Mahad Ducaale Sooyaan.

Dhanka kale waxaa magaalada Dhagaxbuur ku sugan Hoggaanka Nabad-galyada & Cadaalada, Cabdi Maxamuud Cumar oo ku hawlan sidii dawladu kaalinteeda uga qaadan lahayd go'aankii ay odayaasha gobolka Dhagaxbuur qaateen bishii hore. Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa wada ol-ole ballaadhan oy shacabka kala tashaneyso sidii loo xakameyn lahaa ururrada nabad-diidka ah. Shacabka iyo dawlada deegaanka ayaa si wdajir ah isaga kaashada sugida nabadgalyada.

Xigasho: Eegga.com

�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com