GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Doollo
GodeyOnline
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
• PuntLand
• Qaranimo
• Qorahay
• SomaliNet

• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
• Somali Gov
• UNSomalia

 
 
 
TACSI: Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle oo ku geeriyooday shalay magaalada Godey!


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!



Haddaanu nahay bahda GodeyNews iyo dhamaan saaxiibada hoos ku qoran waxaan TACSI tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Sheekh Mohamed Siigaalle geerida naxdinta badan ee kutimid Alla ha u naxariistee Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle oo ku geeriyooday shalay magaalada Godey.

Marxuum Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle waxaa shalay lagu aasay magaallada Godey.

Waxaan Alle uga baryaynaa Marxuum Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle inuu Janadii Fardowsa geeyo. AMMIIN!!!

Waxaan dhamaan reer Sheekh Mohamed Siigaalle u rajaynaynaa samir iyo imaan iyo in Rabi waxsan ugu soo baddalo geeridan dhibka badan!

Geeridan aadka u xanuunka badan waxaa diraya bahda GodeyNews iyo Saaxiibada hoos ku qoran:


1. Badal Abdi Diiriye


2. Asli Mirad Layli


3. Ikhyar Mirad Layli


4. Faysal Mirad Layli


5. A/aziz Ugas M. Qani


6. Khadar Mirad Layli


7. Ahmed-Sade Sh. Abdi


8. Khadar Diiriye Layli


9. Abdullahi Shukri Adan


10. A/aziz Soofe Abdi


11. Xamdi Mirad Layli


12. Ahmed Ugas M. Qani


13. Omar Mirad layli


14. Saciid Mowsar Cadhays


15. Raasin Sulub Shakuul


16. Suleekho Mowsar Adhays


17. Ahmed Osman Xamud


18. Abdullahi-Ganey Mohamed Qani


19. A/aziz Diiriye Layli


20. Mustafe Mirad Layli


21. Abdi-fatax Mirad Layli


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!



�Godeynews.com

 

 
 



 
   
   

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com