GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
 
Raali Gelin: Godeynews oo cilad xagga farsamada ah awgeed wararkeedii u hakadeen!!!! ..26 Dec 2024
Waxaan halkan raali gelin uga soo gudbinaynaa akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka Godeynews.com oo in muda ah wararkii ee ay kaheli jiraan websitekan ay soo food saartay cilad xagga farsamada oo aan kudhexjirno xalinteeda.

Maamulka Godeynews.com



Gudi dhexe oo loo doortay mashruuca horumainta waxbarashada degmada Dhanaan!!..18 Dec 2024
Mashruuca Horumarinta magaalada Dhanaan( Denan Development Programme-DDP) ayaa waxuu soo gabagabeeyey xulashada labo guddi maamul oo cusub kuwaasoo Read More


Tacsi:Geeri naxdin leh oo kutimid marxuum Shukri Xasan Cabdullaahi oo kudhintay magaalada Godey ..08 Dec 2024

Waxaa shalay kudhintay Magaalada Godey Allah ha unaxariistee marxuum Shukri Xasan Cabdullahi(Tamuuje) oo si kedis ah ugu dhintay shalay isla magaalada Godey
Read More


US pledges 25 mln dollars for restive Ogaden region..26 Nov 2024
The United States has pledged 25 million worth of food aid for Ethiopia's restive Ogaden region amid reports of a humanitarian crisis fueled by the army's crackdown on separatist insurgents. Read More


Addis Ababa: Humanitarian assistances under distribution in Somali region: DPPA ..25 Nov 2024

Humanitarian assistances have effectively been distributed in different parts of the Somali State at present, Disaster Prevention and Preparedness Agency (DPPA) said.
Read More


Xafladii Qallin jabinta Ardeyda Kulliyadda caafimaadka ee Jijjiga..25 Nov 2024
Xaflad aad loo soo abaabulay oo looga tala galay qalin jabinta ardeyda Kulliyada Caafimaadka ee magaalada Jijjga ayaa lagu qabtay xarunta machadka ee halkan hoose ka daawo xafladii qalin jabinta: Xafladii Qalin-jabinta ee Kulliyadda Caafimaadka Magaalada Jijjiga

Xigasho:eegga.com



TACSI: Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle oo ku geeriyooday shalay magaalada Godey! ..14 Nov 2024


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!



Haddaanu nahay bahda GodeyNews iyo dhamaan saaxiibada hoos ku qoran waxaan TACSI tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Sheekh Mohamed Siigaalle geerida naxdinta badan ee kutimid Alla ha u naxariistee Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle oo ku geeriyooday shalay magaalada Godey.

Marxuum Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle waxaa shalay lagu aasay magaallada Godey.

Waxaan Alle uga baryaynaa Marxuum Dulguf Sheekh Mohamed Siigaalle inuu Janadii Fardowsa geeyo. AMMIIN!!!

Waxaan dhamaan reer Sheekh Mohamed Siigaalle u rajaynaynaa samir iyo imaan iyo in Rabi waxsan ugu soo baddalo geeridan dhibka badan!

Geeridan aadka u xanuunka badan waxaa diraya bahda GodeyNews iyo Saaxiibada hoos ku qoran:


1. Badal Abdi Diiriye


2. Asli Mirad Layli


3. Ikhyar Mirad Layli


4. Faysal Mirad Layli


5. A/aziz Ugas M. Qani


6. Khadar Mirad Layli


7. Ahmed-Sade Sh. Abdi


8. Khadar Diiriye Layli


9. Abdullahi Shukri Adan


10. A/aziz Soofe Abdi


11. Xamdi Mirad Layli


12. Ahmed Ugas M. Qani


13. Omar Mirad layli


14. Saciid Mowsar Cadhays


15. Raasin Sulub Shakuul


16. Suleekho Mowsar Adhays


17. Ahmed Osman Xamud


18. Abdullahi-Ganey Mohamed Qani


19. A/aziz Diiriye Layli


20. Mustafe Mirad Layli


21. Abdi-fatax Mirad Layli


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!


Read More


Sheygoosh: Shirweyne Ka Furmey Dagmada Sheygoosh ee Gobolka Qoraxay ..09 Nov 2024
Shir ballaadhan oo lagaga arrinsanayo sidii loo adkeyn lahaa nabad-galyada ayaa shaley ka furmey magaalada Shaygoosh ee gobolka Qoraxay. Read More


Dhagaxbuur: Afar hayadaha UNta oo xafiisyo ka furtay magaalada Dhagaxbuur..09 Nov 2024
Magaalooyinka Dhagax-buur iyo Qabridahar oo ay xafiisyo ka furteen qaar ka mid ah haayadaha qaramada midoobay. Madaxa isku xidhka xafiiska hawlaha gargaarka ee qaramada midoobay u fadhiya dalka Itoobiya Read More


Port Elizebath: Cabdiwali Cabdi Bakeeri oo kasoo jeeday degmada Dhuxun oo maanta lagu dilay dalka S/Africa ..07 Nov 2024
Magaaladda port elizabeth waxaa hareeyay maalmihii la soo dhaafay dilal joogto ah oo maalinle ah kaas oo ka dhacay (mother well location) oo u jirta magaaladda P.E. 25 km. Read More


C/raxmaan Maaday oo Cabasho ka soo qoray Cajaladdii Xog waranka iyo xanta isugu jirtay ee lagu soo daabacay websiteka Ogadeninfo.com..07 Nov 2024
Intiina sida fiican ula socotay kolba heerka uu marayo khilaafka gaamuray ee sanadoba ka dhex aloosnaa xubnaha dibad kunoolka ee ugu sareeya ONLFta ayaa mudooyinkii danbe waxuu isu bedalay in lasoo saaro siro cul-culus Read More


Addisababa: Xafiiska UN OCHA oo sheegay inuu raashin kaalmo ah gaarsiinayo dad kudhaqan meelo kamid ah Gobalka Ogaden!!..06 Nov 2024
Warar kasoo baxaya xafiiska Hayadda UN OCHA ayaa sheegaya inay dawlad deegaaneedka iyo midda dhexe isla ogolaadeen sidii ay raashin kaalmo ah u gaarsiin lahaayeen Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Fabricated Stories; What Does Jeffrey Gettlemen Want? By Abdullahi Khalif-Gariile 26 Dec 2024


Qaamuuska Laga Fiiriyo Xubnaha iyo Taageerayaalka ONLF 07 Nov 2024

ONLF Unleashes Its Attack Dogs. By Abdullahi Khalif-Gariile 06 Nov 2024

�Magaca Ayaa Deeqay� By EEGGA.COM Editorial 16 Oct 2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhalashada Cabdirashiid Maxamuud Ugaas Cabdi Ugaas Axmed Xaashi 14 Oct 2024

Ninka dumini ONLF ee xeerka daba maray yaan ugu dacwoonaa? 12 Sep 2024

ONLF Facing Its Biggest Challenges Yet, Fighting for Its Existance-ANALYSIS By Farhan Mohamud 19 Aug 2024

Ogaden region: Uncertain Zone. By Abdirahman Hassan 17 Aug 2024

Ogaden: The other looming genocide of Horn of Africa. By Farah A. Farah 17 Aug 2024

Ogaden Human Rights Committee 11 Aug 2024

LETTER FROM U.S. SENATOR FEINGOLD ON REPORTED OGADEN HUMAN RIGHTS ABUSES 03 Aug 2024

Dhacdadii COBELLE waxaa lagu xusuustaa waxyaabahan soosocda!! Qore sayid ciiltire 20 May 2025

FAALLO: MAXAA LAGU XUSUUSAN DOONA DAGAALKII COBOLE ? Qore Abdi Habashi 08 May 2025

ONLF rebellion. by Jonathan Alpeyrie. 06 May 2025

Dancing with the warlords. By Shaacir Mataan 04 May 2025

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

Ogaysiis

Godey Weather Forecast
BBC:Riix
USAToday:Riix
Satellite:Riix


:: Somali Links::

  • Abaaqaroow

  • Afdheer

  • Almujaahid

  • AminArts

  • Dayniile

  • Dhanaan.com

  • EEGGA

  • Faafan

  • Gedo

  • Halgan

  • Hanqadh

  • Hiiraan

  • Ijaara

  • Kismaayonews

  • laasqoray

  • Nogob

  • Ogaden.Info

  • Ogaden

  • Ogadennews

  • Ogadenstudent

  • Puntlandpost

  • Qabridahare

  • RadioFana

  • Shabelle

  • Somalitech

  • SomaliHerald

  • Somalistate

  • Wardheernews

  • Xaajo.com


  •  

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

       
           

    Home | Submit News | Forum | Contact
     
    All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com