Xafladii Qallin jabinta Ardeyda Kulliyadda caafimaadka ee Jijjiga
Xaflad aad loo soo abaabulay oo looga tala galay qalin jabinta ardeyda Kulliyada Caafimaadka ee magaalada Jijjga ayaa lagu qabtay xarunta machadka ee halkan hoose ka daawo xafladii qalin jabinta: Xafladii Qalin-jabinta ee Kulliyadda Caafimaadka Magaalada Jijjiga