GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Please Vote!
Ma kula tahey in qurbo-joogu uu wax u qaban karo dadkiisa?

Haa
Maya
Ma ogi


View Results
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

RadioXoriyo

Afdheer.com
•Allpuntland

•SBConline
•dujis2007.com
Doollo
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
• Kismayo
• Ogaden
OgadenSun
• PuntLandPost
Qabridaharre
• Qaranimo
• Qorahay
Qalaafe.com
•RadioXoriyo
Somaliwide.net
• SomaliNet
• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
•SomaliHerald
Somaliobser.com
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
Somalistate
• Somali Gov
• UNSomalia
Wardheer
Xaajo.com

 
 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Masuuliyintii CUD ee xabsiga ku jirtay oo lagi dacweeyay "Khayaano Qaran"

Illaa iyo 138 maxbuus oo ka mid ah madaxadii ururka mucaaradka Ethiopia ee CUD ayaa waxa Jimcihii la hor keenay maxkamad ayagoo lagu soo dacweeyay qodabka "khaanimo qaran" oo hadii lagu cadeeyo dil ah.

Masuuliyiintan ayaa in muddo ah xabsiga ku jiray, haddana waxay ka soomeen cuntadii sababtoo ah waxay ka xun yihiin dhibaatada xabsiga ku haysata iyo ayagoo raba inay wadamada reer galbeedku ay wax la qabtaan.

Arintaan ayaa waxay kusoo beegantay xilli uu Wasiir ka socda dawladda Britain uu soo gaaray Addis ababa asagoo u yimid sidii uu iskugu soo jiida lahaa dawladda iyo mucaaradka. Lord Triesman ayaa waxaa u qaabilsan yahay arimaha Africa ayaa waxuu marka hore la kulmi doonaa PM Zenaawi kadibna waxuu la hadli doonaa mucaaradka madaxdooda oo uu isku dayi doonaa sidii ay si nabad galyo ah xaaladooda ugu dhamaysan lahaayeen.

In badan ayay dawladaha reer galbeedku arintan kala hadleen Zenaawi , hase yeeshee waxaad moodaa inuusan dan ka lahayn hanjabaada reer galbeedka oo xitaa todaabkii hadda dhamaaday ugu hanjabay inay macaawinada ka goosan doonaan hadii uusan si degdeg ah usii daynin xubnaha mucaaradka ee ku xir xiran xabsiyda dhexe ee dawladda.

Laakin dawladdu waxay ku celcelinaysaa inaysan sii daynaynin madaxda mucaaradka maadaama ay abaabuleen shoobare iyo isku dhacyo ay rabaan inay xukunka wadanka xoog ku qabsadaan, taasoo sababtay inay dad fara badan naftooda ku waayaan, hanti fara badanna ay ku burburtay.

Labada xisbi ee xisbiyada mucaaradka ugu xooga badan ayaa kala ah UEDF iyo CUD. Hase yeeshee xisbiga UEDF ayaa isagu ka qayb qaadanaya baarlamaanka oo qaatay kuraastiisii xubnihiisa oo idilna ay baarlamaanka u dhaarteen, laakiin xisbiga CUD ayaa badankiisu baarlamaanka diiday inay ka qay qaataan maadaama ay ku dacwoonayaan inuu xisbiga EPRDF doorashadii wadanka ka dhacday 15 May uu ku shubtay.


Godeynews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com



 
 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
RE: Su'aalaha 21ka ah ee Cabdullaahi Axmed Gaas yeey ku socdaan? By Xasaneyn 05 Jan 2025


Ugaasyada Ogaaden Waa Kuwa Hortaagan Danta Shacabka Ogaadeen. By S. Abdi Ali 05 Jan 2025

GARDARO INTAA LA'EG. By Abdullaahi Mohamed 04 Jan 2025

Re: �his excellence Mr Lugbuur the current president of the Ogaden region�. By Mr Shukri Mohamed 29 Dec 2024

Biography Of Abdulahi Ma'alim Ahmed (DHOODAAN): Dhoodaan is the hero of the heroes, the poet of the poets, the creative of the creatives. He is an ocean of arature; therefore, very little is known about the real role of Dhoodaanian shape of personality. 28 Dec 2024

Maxaa gobolka Isku magacaabay Soomaaliland dadkooda jeclaysiiyey Gaalada?. By Darwiish 28 Dec 2024

GeeskaAfrika: Misleading the Masses through a Bogus Media 28 Dec 2024

HAB-QORIDDA IYO XEELADO MUHIIM AH. By HERERI HAJI 25 Dec 2024

His Excellence Mr.Lugbuur The Current President of the Ogaden Region. By Xumadiid Burdhoodi 23 Dec 2024

LUG BUUR vs. REVENUE. By M. SH. Gasoowe 22 Dec 2024

Ku qariyay oo ku qariyay ee (ONLF) 21 ku jir ). By C/Laahi Axmed Gaas 22 Dec 2024

Abdullaahi Lugbur�s Administration, Illegal Nomination Thrives & So is Corruption. By Abdullaahi Khalif Gariille 20 Dec 2024

RE: Ujawaabid, Qoraalkii C/laahi Gaas ee ONLF iyo Taageerada Qurbaha. By Sigad Cabdi Cali 15 Dec 2024

Taageeridda ONLF ee Max'ed Qammaan iyo Cali Axmed. ByC/laahi Axmed Gaas 13 Dec 2024

REER AAN OGAHAY MA GUURO. By Maxamed Qamaan (Somaliherald.com) 12 Dec 2024

<< Previous 1 2 3 Next >>

 

 

   
     

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com