GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Please Vote!
Ma kula tahey in qurbo-joogu uu wax u qaban karo dadkiisa?

Haa
Maya
Ma ogi


View Results
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

RadioXoriyo

Abaaqaroow
Afdheer.com
•Allpuntland
•SBConline
•dujis2007.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
• Kismayo
MarkaCadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
• PuntLandPost
Qabridahare
• Qaranimo
• Qorahay
Qalaafe.com
•RadioXoriyo
Somaliwide.net
• SomaliNet
• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
•SomaliHerald
Somaliobser.com
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
Somalistate
• Somali Gov
• UNSomalia
Wardheer
Xaajo.com

 
 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Qiimeyn (Evalution) lagu sameynayo Booliska Magaalada JigJiga

Wararka naga soo gaaraya magaalada JigJiga ayaa waxay sheegayaan inay bilaabatay GamaGama lagu hayo ciidamada Boolista Gobalka, ayagoo qaar badan oo kamid ah lagu eedayey inay ku leg leeyihiin ururada lagu tilmaamo nabad diidka oo inta badan loo adeegsado ururka (ONLF).

Masuuliyantan qiimaynta lagu sameynayo ayaan loo kala saareynin kuwa darajo hoose leh iyo kuwa kaleba, maadaama uu jiro dareen inay kuwada lug leeyihiin hawlahan, ayaa waxaa aad looga cabsoon hayaa sidii hadda ka horeba oo dhici jirtay, inay qaar badan shaqadooda waayaan.

Arintan shaqada la isku qimaynayo ayaa inta badan markii la isku yimaado aan laga hadlin wax shaqada khuseeya ee waxaa aad loogu mashquulaa inay masuuliyiintu midba midka kale dacweyo asagoo rabo inuu isu muujiyo inuu isaga ka daacadsan yahay midka kale ee ay iska soo horjeedaan.

Jaho-adag
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com



 
 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadaakal nabadeed ee duqaydu waa nooce?? Qore Abdi Habashi 03 Mar 2025


Maamulka Kililka: Dabo-Qoodhi, la haystayaal mise Daljir Qarsson! By Abdullahi Muxumed 27 Feb 2025

EEDA BBC AY KA GASHO SHACBIGA SOOMAALIDA OGAADEENYA. By Abdullaahi Maxmed 19 Feb 2025

ABSAMIHII HORE IYO KAN MAANTA. By Cabdi Xiis 16 Feb 2025

ONLF is Doomed to Fail. By Abdullahi Khalif-Gariile 04 Feb 2025

SANGUB WAA HALYEY DAACADOO HIBO LA SIIYAAYE 03 Feb 2025

Gamaadiid Max'ud Farax oo ay Somaliweyn waraysi layeelatay 21 Jan 2025

DADAALKA NABADDA EE ODAYAASHA DEGAANKA SOOMAALIDA "THE SOMALI REGIONAL STATE" 20 Jan 2025

Ogadenia Needs Political Solution Not Aid. By Abdullahi Khalif-Gariile 20 Jan 2025

THE TRUE SAGA OF RAASO COFLICT. By H.Mahamud 19 Jan 2025

POVERTY AMONG AFRICAN AMERICANS, WHAT SOMALIS SHOULD KNOW ABOUT IT. By Murshid Barud 15 Jan 2025

Haddaan runta Sheego Armaa ONLF La ii Maleeyaa ! By Abdullahi Muxumed 15 Jan 2025

RE: Su'aalaha 21ka ah ee Cabdullaahi Axmed Gaas yeey ku socdaan? By Xasaneyn 05 Jan 2025

Ugaasyada Ogaaden Waa Kuwa Hortaagan Danta Shacabka Ogaadeen. By S. Abdi Ali 05 Jan 2025

GARDARO INTAA LA'EG. By Abdullaahi Mohamed 04 Jan 2025

<< Previous 1 2 3 4 Next >>

 

 

   
     

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com