GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Please Vote!
Ma kula tahey in qurbo-joogu uu wax u qaban karo dadkiisa?

Haa
Maya
Ma ogi


View Results
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

RadioXoriyo

Abaaqaroow
Afdheer.com
•Allpuntland
•SBConline
•dujis2007.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
• Kismayo
MarkaCadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
• PuntLandPost
Qabridahare
• Qaranimo
• Qorahay
Qalaafe.com
•RadioXoriyo
Somaliwide.net
• SomaliNet
• Somalitribune
• Somaliweyn
• SomaliPress
• S/galbeed.net
• SomaliHome
•SomaliHerald
Somaliobser.com
• SomaliUk
• Somalitalk
• SomaliTech
Somalistate
• Somali Gov
• UNSomalia
Wardheer
Xaajo.com

 
 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maxaad ka taqanaa Magaalada Gunagado, xagayse ku taalaa?

Waxaa laga yaabaa inaad is waydiiso kiliilka Somaalida Ogaadeenya magaaladee ugu da!a wayn inta hada dhisan, isla markaasna waxaa kugu soo dhici midee ugu da,a yar.

Hadaba waxaa laga yaabaa in laysku qabsado mida ugu da!ada weyn ee toloow miyaa laysku qabsan mida ugu da!da yar!. Waxaanse filahayaa inayna muran galayniin ee midaasi ay noqoni Magaalda Gunagado: Hadaba Gunagado waa Magaalo noocee ah?.

Bal aan ka dhagaysano niinkan dhalinyarada ah ee aadka uyaqaan.

Gunagado waxay kutaal Gobolka Dhagaxbuur, waxayna Magaalada Dhagaxbuur u jirtaa 75Km dhinaca Koonfur-bari, waxaana lasii maraa Ceelka caanka ah ee aad in badan ku maqasheen hal abuurada Soomaaliyeed ee (Bulaale), qadar ku qiyaasan 19Km ayaad usocon Gunagado.

Sidoo kale waxay ku taalaa Toga Jarereed ayadoo kaga taalaa dhinaca bari ama qorax kasoo bax. Waxay dhinaca ku haysaa lafta la yidhaahdo xabaalo Ogaadeen. Magaala Gunagado waxaa soo gasha 4 wado oo ka kala yimada dhinaca Dh/buur, Awaare, Gabagabo, iyo dhinaca Birqod. Nasiib wanaag Magaalada Gunagado ayaa waxay ku taalaa meel istaraatijiyadaas leh, waxayna noqotay midii ugu da!ada yareyd Magaalooyinka Somaalida Ogaadeenya.

Magaalada Gunagado ayaa muddo yar ka hor loo dhisay maamulkii ugu horeeyey ee heer Degmo, maamulkaasoo Gudoomiye looga dhigay Badri Xasan Saahid ayadoo laga filaayo mardhaw inuu dhaqaajiyo hawlaheeda maamuleed. Dhinaca kale Magaaladan ayaa waxaa lagu soo xasuustaa hay,adii la tirtireey ee OWS oo dad badani ku tilmaami jireeyn inay sababtay
ama ay ka danbaysay in la aqoonsado populationka Gunagado oo lagu sheego in ka badan 15000 oo qof, kuwaasoo noloshoodu ku tiirsan tahay dhaqashada Xoolaha nool, Beeralaha iyo waliba Ganacsiga. Sidoo kale waxaa jira dad badan oo hadda ka hor soo barakacay oo degan magaalda aga gaarkeeda.

Waxaan qormooyinka danbe kusoo gudbin doonaa warar kale oo khuseeya Magaalada Gunagado iyo kuwa kale oo khuseeya Magaaloyinka kale ee deegaanka Soomaalida Ogadeniya caanka ah ee lasocda. Hase yeeshee waxaad noosoo sheegtaan Magaalada ugu da,da weyn dhulka Soomaalida Ogaadeeniya?.

By jaho-adag,
Godeynews.com
JigJiga.





PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com



 
 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadaakal nabadeed ee duqaydu waa nooce?? Qore Abdi Habashi 03 Mar 2025


Maamulka Kililka: Dabo-Qoodhi, la haystayaal mise Daljir Qarsson! By Abdullahi Muxumed 27 Feb 2025

EEDA BBC AY KA GASHO SHACBIGA SOOMAALIDA OGAADEENYA. By Abdullaahi Maxmed 19 Feb 2025

ABSAMIHII HORE IYO KAN MAANTA. By Cabdi Xiis 16 Feb 2025

ONLF is Doomed to Fail. By Abdullahi Khalif-Gariile 04 Feb 2025

SANGUB WAA HALYEY DAACADOO HIBO LA SIIYAAYE 03 Feb 2025

Gamaadiid Max'ud Farax oo ay Somaliweyn waraysi layeelatay 21 Jan 2025

DADAALKA NABADDA EE ODAYAASHA DEGAANKA SOOMAALIDA "THE SOMALI REGIONAL STATE" 20 Jan 2025

Ogadenia Needs Political Solution Not Aid. By Abdullahi Khalif-Gariile 20 Jan 2025

THE TRUE SAGA OF RAASO COFLICT. By H.Mahamud 19 Jan 2025

POVERTY AMONG AFRICAN AMERICANS, WHAT SOMALIS SHOULD KNOW ABOUT IT. By Murshid Barud 15 Jan 2025

Haddaan runta Sheego Armaa ONLF La ii Maleeyaa ! By Abdullahi Muxumed 15 Jan 2025

RE: Su'aalaha 21ka ah ee Cabdullaahi Axmed Gaas yeey ku socdaan? By Xasaneyn 05 Jan 2025

Ugaasyada Ogaaden Waa Kuwa Hortaagan Danta Shacabka Ogaadeen. By S. Abdi Ali 05 Jan 2025

GARDARO INTAA LA'EG. By Abdullaahi Mohamed 04 Jan 2025

<< Previous 1 2 3 4 Next >>

 

 

   
     

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com