GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jaaliyadda reer DHANAAN uu kunool (UK) oo 10/06/2025 Shir balaaran kuqabsaday magaalada London!!!

Waxaa shir balaaran iskugu yimid maanta ooy taariikhdu ahayd 10/06/07 jaaliyada reer Dhanaan ee ku nool wadanka UK shirkaas oo ahaa mid loogu tallo galay in lagu xoojiyo waxqabadka deegaanka isla markaana lagu hormariyo wada shaqaynta jaaliyada.


Dadkii isugu yimid shirkan oo aad u badnaa ayaa hadana waxaa sahlay soona qaban qaabiyaya shirkan xubanahan hoos kuqoran.

1-YUUSUF DHEERE.
2-AXMED SAACIID
3-AADAN KHALIIF
4- SH CABDULLAHI

Shirka waxaa Furay Adan Khalif C/dibudul oo shir gudoonka ahaa isaga oo si kooban u sheegay u jeedada shirka loo qabtay iyo qodobada shirka lagaga hadlayo, waxa uuna ku soo dhaweeyay Col. Yusuf Maxamed Sugaal (Yuusuf Dheere) oo hadal kooban oo guubaabo ah u soo jeediyay shirka.

Intaa Kadib, Shirku wuxuu warbixin ka dhagaystay Guddoomiyihii hore ee jaaliaya Sh/c/laahi Sh/muxumad Sagal iyo Madaxa Xidhiidhka ee hore Daahir Xasan Tamuuje oo ku saabsan waxqabadkoodii inta ay hoowsha wadeen iyo meesha ay hawshu joogto, waxayna soo bandhigeen warbixin faahfaahsan oo qoraalo leh iyaga oo warbixintooda kadibna sheegay inay waqtigii xilkoodu dhamaaday ayna jaaliyada u taalo inay gudi cusub samaystaan.


Doodo, warbixino iyo aragtiyo iswaydaarsi badan kadib, waxuu shirku soo saaray qodobadan soo socda:-


1.Inay lagama maarmaan tahay in jaaliyadu si buuxda uga qaybqaadato waxqabadka iyo horumarinta deegaanka.

2.In wadajirka iyo wada shaqayntu tahay furaha waxqabadka tahayna mid lagamamaar maan ah, islamarkaasna laga fogaado wax kasta oo tafaraaruq keeni kara.

3.in waxqabadka lala wadaago jaaliyadaha kale ee ku dhaqan wadamada kala duwan si loo helo dadaal midaysan oo midho dhaliya.

Ugu danbayntiina waxa uu shirku halkaa ku doortay gudi cusub oo sii wada hawsha mudo 2-ba sano ah iyo gudi odoyaal oo la tashi, magacyadooduna waa sidan hoos ku qoran:-

Guddida fulinta:

1-Aadan khaliif cabdi budul-----------gudoomiye

2-Axmed-wali cabdullahi -------------ku xigeen

3-Xassan sh Xuseen A/nuur-------------XUBIN

4-Axmed xuseen Xirsi --------------Xubin

5-Ilyaas ismaaciil axmed -----------------Xubin

6-SAHARA AXMED --------------------- Xubin

7-maxamed aadan macalin------------------Xubin


Guddida Odoyaasha:


1-Col. Faarax gurxan cali
2-Col: Yuusuf maxamed sugaal
3-col: Bilaad aadan kuukaay
4- Mahad maki xaaji cabdi
5-Sh cabdullahi sh m sagal.

Sidoo kale waxaa kamida dadkii shirka kasooqaybgalay.

1-mahad maki xaaji cabdi
2-yuusuf maxamed a sugaal
3-Aadan ugaas khaliif cabdi
4-Bilaad aadan kuukaay
5-Raageruun maxamed HIRMOOGE
6-Sahara axmed
7-IFraah Xuseen Maxamed dhubad
8-axmed wali cabdullahi
9-Xasan sheekh xusen axmednuur
10-Shariif xaaji maxamed
11-Sh Cabdullahi sh m sagal
12-Naasir yuuf maxmed
13-Axmed xuseen Xirsi
14-Xasan axmed ibraahin {waamo}
15-Ayaanle faarax deeq sh ibaraahin
16-Maxamed sheikh bashiir sh cabdi
17-Abdullaahi maxanuud m soofe{yare}
18-Xasan cabdi cabdullahi{jana jubuq}
19-Maxamed sh xasan(habane)
20-Maxamed macalin cabdi
21-Caamir ibaraahin cumar xaadle
22-Daahir xasan cabdullahi{tamuuje}
23-C/wahaab sh maxamuud shuuriye
24-ILYAAS Iamaciil AXMED HAAJIR
25-MAXAMED Xasan sayid
26-Yuusuf AADAN XASAN {JEERIN
27-Axmed xasan khaliif
28-Axmed saaciid sh ibaraahin
30-MUKHTAAR ISMAACIIL
31-Maxamed yuusuf
32 Cabulaahi maxamed Hariir
33-Maxamed Aadan macalin


Sawiradii Shirka iyo faahfaahin dheeraad ahba dib ayaa idiinka soo gudbin doonaa. Hadii alle idmo.

Waxaan u rajaynaynaa dhamaan jaaliyada reer dhanaan iyo cidii kale ee dadaal kan oo kale ah ku jirtaba guul iyo horumar.


Wixii faahfaahin ah waxaad kala soo xidhiidhi kartaan

Guddoomiyaha Guddiga Jaaliya reer dhanaan.

Aden Ugaas Khalif Ugaas Cabdi Budul
Email : [email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dhacdadii COBELLE waxaa lagu xusuustaa waxyaabahan soosocda!! Qore sayid ciiltire 20 May 2025


FAALLO: MAXAA LAGU XUSUUSAN DOONA DAGAALKII COBOLE ? Qore Abdi Habashi 08 May 2025

ONLF rebellion. by Jonathan Alpeyrie. 06 May 2025

Dancing with the warlords. By Shaacir Mataan 04 May 2025

Condolence and Solidarity with Abole Victims. By Abdullahi Khalif-Gariile 03 May 2025

Baaq taageero ah oo ku socda Guurtida Hawiye 31 Mar 2025

Press Release on Somalia: Somali Institute for Peace and Justice (SIPJ) 27 Mar 2025

ONLF Burburtee Yaa Badbaadin Kara? Qore Saahid A. 04 Mar 2025

Tahniyad Aroos: Mudane Mahat Cumar Sooyaan iyo Marwo Maryam Cali Maxamed oo arooskoodu kadhacay Edmonton, Alberta Canada 04 Mar 2025

Qorahey Education Foundation & Kabridahare Schools Fact Sheet 04 Mar 2025

Hambalyo Aroos: Mudane Cabdi Maalik Cali Daroor iyo Marwo Yasmiin Cali Xasan oo uu 17/02/07 arooskooda Meherkoodu kadhacay magaalada London 19 Feb 2025

Innaa lillahi wa innaa ileyhi Raajicuun: Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Cabdullaahi Xaaji Xuseen oo kugeeriyooday magaalada Qabridaharre ee Gobalka Qorraxey 16 Feb 2025

Tacsi: Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Sayid C/Qaadir Sayid Xasan oo kugeeriyooday Xarunta dariiqada CIIN ee Ismaamulka Soomaalida 16 Feb 2025

Bush's Somalia Strategy Enables an Ethiopian Despot. By PAUL WACHTER, The Nation 14 Feb 2025

Tahniyad Aroos: Mudane Mowliid Maxamed Ibraahim "Foodcade" iyo Marwo Sacdiyo Maxamed Ibraahim oo arooskoodu kadhacay magaalada St. Paul, USA 14 Feb 2025

<< Previous 1 2 3 4 5 6 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com