Ali mohamed Geedi ayaa shalay shir jaraa'id ku qabtay xarunta qaramada midoobay. Ali Geedi waxuu shaaca ka qaaday inaysan ciidamada Africaanku xasilin karin Somalia, sidaa awgeed la keeno ciidamo ay UN tu leedahay oo aduunka laga soo aruuriyo. Ali Geedi oo ay ka muuqato inuusan wali aad u fahmin qaabka warsaxaafadeedka iyo sida loola tacaalo bal halkan ka fiirsada.