GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga oo Xisbiga Golahe Dhexe &Guddiga; Fulinta La dhisay

Waxaa la dhisay Golahii Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee Xisbiga.

Laakiin, waxaa la badiyay tiradii Golaha Dhexe oo ahaan jirtay 45 xubin ayaa laga dhigay 75. Sidoo kale Guddiga Fulinta ayaa ahaan jiray 9-11 xubin laakiin hadda waxaa laga dhigay 21 xubin.

waxaa la sugayaa Guddomiyihii Xisbiga iyo Ku xigeenkiisa
Wararkii ugu danbeeyey deegaanka ayaa waxay sheegayaan in xisbiga golihiisa dhexe la dhisay lagana soo qaatay gobolkastaa 2qof waxaana halkan idinku haynaa goboladii oo dhan iyo magacyada dadkaas

2 Godey
Abdilaahi abdi (laag)
abdi raxo



2 Qoraxeey
Gurey fiidaar
Cabdulaahi xasan (lugbuur)

3 Dhagaxbuur
Jamiil muxumad gaas
bashiir xaaji fure

4 Wardheer
Daa uud maxamed
Jamaal

5 Fiiq
Bashiir cayduruus
Mahdi ayuub

6 Jigjiga
Cabdi fatax shekh cabdi
cabdi kaadi shagaar

7 Shiniile
Maxamuud Dirir
Abdi jibriil

8 Liibaan
cali kunay
Mahamud ahmed


9Afdheer
Axmed Shide
Xamoow

Waxaa intaas gadaal looga daray sedex gabdhood oo kala ah

Canab(xaaskii abdi majiid)
Faadumo xasan hiiliye(ree amaadin)
Ubax(beesha akishe)

Waxaa kaloo baarlamaanka Duqayda loo doortay Dr. Sarhaye Xiddig.

Waxay Godeynews idin soo gudbin doontaa waxii kasoo kordha shirkaas maanta lagu dhisayo Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com