War degdeg ah: Waxaa loo Doortay Gudoomiyihii Xisbiga SPDP ee Deegaanka Soomaaligalbeed Nin Lagu Magacaabo Cabdi Kaadi Shagaar..26/09/05
Gudoomiaha xisbiga ayaa wuxuu noqday cabdi kaadi shagaar oo laga soo doorto Jigjiga iyadoo ku xigeen uu noqday Daa'uud oo laga soo doortay Wardheer , xoghaynta ayaa isna noqday nin laga soo doortay Liibaan . Xisbiga ayaa soo jeediyay Cadbullaahi Xassan Lug Buur inuu noqdo madaxweynaha Kilalka arintan ayaa waxaa ka dhashay buuq badan iyadoo odayaashu reer Ogaadeenya ay maanat ka baxeen shirkii waxaana dib la isgugu soo nqonayaa 15:30 si loo falanqeeyo cidda madaxweynaah noqon donta . ( La soco wixii soo kordha iyo faahfaahinta)