GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
WARAR DEG DEG AH: MEDAXWENAHII KILLILKA OO LA DOORTAY

Wararka ugu danbeeyey ee aan hadda ka helnay JigJiga ayaa sheegaya in doorashada Medaxwenaha Killika lagu kala baxay. Waxaana Medaxwenaha Killalka loo doortay Mr. Abdullaahi Lugbuur oo hadda ka hor mar noqday Madexweyne Ku xigeen xilligii uu Ciid Daahir Medaxweynaha ahaa.

waxaa nasoo gaaray warkan.

1. Abdullahi Lugbuur: Madexweynaha Killika ( Reer Qoraxey)
2. Abdi Jibriil : Medexweyne Ku xigeen ( Reer Shiniille)
3. Abdiqaadir Shagaar: Gudoomiye Xisbiga (Reer JigJiga)
3. Daauud :Gudoomiye Ku xigeen (Reer Wardheer)
4. Axmed Shide : Xoghayaha Xisbiga (Reer Afdheer)
5.Ali Kunay : Af Hayeenka Baarlamaanka( Reer Libaan)
6. A/Raxmaan Bade: Ku Xigeen Af hayeenka Baarlamaanka(Reer JigJiga)

Sidaas ayay ku dhamaatay dhisidii xisbiga, hadana waxaa la sugayo waa ayadoo arbacada baarlamaanka la shirinayo si loo diyaariyo dawladda qaybaheeda haray, sida Hogaanadii, Wasiiradii iyo madax xafiisyada dawladda qaybaheeda kale.

Hadaba waxaa is weydiin leh Dawlada cusub ee Killilka wax is badel ah ma laga yaabaa inay keento bulshada. Mise waxay la mid noqon doontaa kuwii hore ee shacabka iyo Killilkaba dhafoorkaas u yeelay.

"WAR JIRAABA CAKAARUU IMAN"

Waxii war ah ee kolba soo kordha Godeynews.com way idin la socodsiin doontaa.


WACAYS
Godeynews.com JigJiga

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com