GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
YAA KA DANBEEYA DAGAALKA KA SOCDA DEEGAANKA RAASO

Dagaalkii Shalay ee deegaanka Degmada Imay oo dad badan ku dhinteen ayaa waxaa ka qayb qaatay ciidamada dawladda Ethiopia kadib markii buundadaii ay xoog ku mareen kuwa Bariga Imay aygoo raacdaysanayey kuwa dhinaca kale isku uruursaday, hasee yeeshee mudo yar gudaheed waxaa laga qabsaday 3 saldhig oo ay ku jirto buundadii. Intaas ka dib ciidamadii dawlada ayaa dagaalka soo galay ayagoo aad ula dagaalamay ciidamadii qabsaday buundada. Hadda ciidankii dawladda iyo kuwii buundada qabsaday way is hor fadhiyaan oo ma kala fogo. Dagaalka soo noq-noqonaya ee ka socda Tuulada Raaso ee Degmada Salaxaad ayaa ah mid keenay dhimasho, dhaawac iyo Barakac deegaan.

Hadii aan dib ugu laabano dagaalka iyo asbaabaha uu usoo noqnoqonaya ayaa ah inay Sheekhaash rabto inay dhul ku yeelato dhulka Ogadenia. Waxayna rabaan inay xoog ku samaystaan Magaalooyin ayagoo taageero buuxda oo hub iyo dhaqaallaba ka helaya qaar ka mid ah dagaal oogayaasha Xamar. Hadda ka hor hub ay soo direen dagaal oogayaasha Xamar ayaa lagu qabtay Degmada Baarey ee Gobalka Afdheer. Waxaa kaloo ay isku dayeen inay Ethiopia gudaheeda ay hubka ka gataan oo rag masuuliyiin ah oo ka tirsan qabiilka Sheekhaashta ayaa Magaalada Addis Ababa lagu qabtay ayagoo waata gaari buuxa oo hub ah wayna xiran yihiin.

Waxyaabaha lala yaabo ayaa waxay yihiin been abuurashada ay sameeyaan labadan websites Dayniille iyo Onkod oo shaqo ka dhigtay inay qoraan been iska cad waxayna sheegaan inay la dagaalamayaan ONLF iyo qabiilka Ogaadeenka. Arinkaas oo la wada ogyahay inay been tahay ayaa hadii ay dhici lahayd soo dadejin lahayd gaba-gabaynta dagaalka, ee dadka badankiis waxay rabaan in arinkan si nabad-galyo ah lagu xaliyo oo Qabiilkan Sheekhaasheed ay kusoo noqdaan meelihii ay ka guureen oo ay ka toobad keenaan danbiyada iyo gardarada ay maalin kastaba ka galayaan shacabka walaalahood ah ee wali ku ixtiraamaya culimanimadooda iyo wada dhalashadaba.

In kastoo in badan la isku dayey in arinkan si nabad-gelyo ah lagu dhameeyo hadana Sheekhaash wey diideen ayagoo isku halaynayo dagaal oogayaasha Xamar qaarkood iyo ciidamada dawladda Ethiopia gaar ahaan kornaylka ciidamada Gobalka Gindhir. Laakiin, waxaa is weydiin leh muddo intee le'eg ayey taageeradaas socon doontaa.


Carmaalle
Godeynews
Godey

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com