GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Safiirka America u Fadhiya Ethiopia oo Godey Booqasho ku yimid 26/09/05

Waxaa magaalda Godey booqasho ku yimid wafti uu hogaaminayo Safiirka dawladda America u fadhiya Ethiopia iyo Genaralka Ciidamada Bariga Africa ee Fadhigiisu yahay Jabuuti. Safiirka iyo waftigiisu waxay kulamo la yeesheen masuuliyinta gobalka iyo aqoonyahanada gobalka.Safiirka maraykanka ayaa wuxuu keenay 30 mashruuc oo la rabo in laga hirgaliyo degmooyinka DHanaan iyo Godey. Degmada DHanaan ayaa rabaa in laga dayac tiro iskoolada iyo biyo galinta.

Wafdigan ayaa sanadkiii hore yimid magalada Godey, waxeyna ka hirgaliyeen mashaariic ay ka mid yihiin biyo galin,waxeyna dayactireen buundada godey iyo ilaa iyo in kabadan 6 iskool. Waxey kalooy qandaraas ku bixiyeen in Godey Airport loo dhiso terminal weyn, kaas oo hada dhismihiisii socdo oo ay wado Ethiopian Airport Aviation. Dad badan oo deeganka ahna qandaraasyo ayey ka heleen, khaastan dadka leh baabuurta iska-Rogade ah. Todobaadkii hore gudihiisii waxaa isaguna yimid madaxa World Bankiga u fadhiya Ethiopia iyo madax dawladda dhexe ka socda, iyagoo u sheegay inay mushaariic kala gadisan ka hirgalinayaan gobolka Godey, ayna rabto dawldadda Dhexe inay Godey noqoto xurunta Horrumarinta Gobalka oo mashaariic heer Fedaral ah ay dawladdu u hayso magaalada Godey.

Sidoo kale, Xarunta SOS Godey oo si rasmi ah bishan October albaabada loo furayo taasoo lagu xanaanayn karo in ka badan 1000 caruur ah + kuwa iskool kaliya ah u imaan doono xarunta. Xaruntan SOS Village Godey ayaa ah mid casri ah oo ka kooban qaybo kala duwan, dhismaheedu ku kacay illaa iyo 25million Birr. Waxaa isaguna lacag dayac tir ah oo 2.5Million loo qoondeeyey Guriga BEYT MINGSTU ee ku yaalla Godey. Mashruucii biyo xareenka ee Miraa Godey ayaa hadda waxaa la diyaariyey ilaa iyo 2000 Hectres oo la qaybin doono muddo dhaw.

Runtii markaad fiiriso mashaariicdan horumarka ah iyo kuwa kale ee Gobalada kale ee dalkeenii ka socda ayaa waxaa kuu muuqanaysa inuu dhulkii leeyahay yididiillo wanaagsan oo hormarineed, mustaqbalka dadka ku nool dibadda iyo gudahaba wax tar u leh, ee ma laga yaabaa inaan fahano oo aan ka faa;idaysano.


Bur-Jabis
Godeynews.com
Godey

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com