GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
KULANKII MUDANE HAAJI YUUSUF MP IJARA & JAALLIYADDA TORONTO


Mudane Maxamed Yusuf Haaji iyo Eng.Abdi Xuseen, Cumar Ismail Dhilif iyo Mudane Axmed oo ka mid ah masuuliyiinta Canada ku qaabilay Haaji.

Waftigii uu hogaaminayay Mudane Maxmed Yusuf Haaji ayaa 09/09/05 waxay soo gaareen magaalada London.

Waftigan ayaa waxay ka kooban yihiin 8 Mudane oo ku jira baarlamaanka Kenya. Arimaha booqashadooduna waxay la xiriirtaa arimaha baarlamaanka ee Kenya iyo UK. Waana mid la mid ah booqashadoodii wadanka Canada oo kale.

Mudanaha iyo waftigiisa ayaa habeenkii Sunday socdaalkooda laga soo saaray BBCWorld News TV, waxayna soo saartay ayagoo la kulmaya xildhibaano ku jira baarlamaanka Ingiriiska, waxaa kaloo BBCTV la iska tusay ayagoo lagu soo dhaweynayo safaaradda Kenya ay ku leedahay UK.

Haaji ayaa intii Canada joogay la kulmay masuuliyiin ka tirsan Jaaliyadaha Somaalida iyo Kenyanka asagoo xafiis cusub la furay Jaalliyadda Kenya ee ku nool magaalda Toronto ee wadanka Canada.

Waftigan ayaan illaa iyo hadda ayna Godeynews si rasmi ah u ogayn inta ay joogayaan wadanka Ingiriiska, hase yeeshee, waxaan isku dayaynaa inaan wareysi cod ah la yeelano Mudane Maxamed Yusuf Haaji kaasoo hadii ay suurto gasho aan ka waraysan doono waxyaabo ay kamid yihiin dastuurka cusub ee Kenya loo codayn doono 21/11/05 waxuu ka qabo iyo waliba maxaa horumar muhiim ah oo hadda ka socda ama ka hir galay Degmada Ijara?

Degmada Ijara ayaa ah meesha laga soo doorto Mudane Haaji, tasoo, uu mudanuhu ahaa qofkii ka danbeeyey inay Ijara noqoto degmo buuxda sanadkii 2000.

Waxaa kaloo Godeynews haysaa sawirro kale oo laga soo qaaday kulankii Mudanaha iyo Masuuliyintii ku qaabilay Toronto Canada.


Godeynews Staff
[email protected]
Toronto, Canada

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com