GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Miisaaniyada Xafiisyada Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo La Qoondeeyay

Jijiga, October 12, 2024 (SON) Waxaa maanta shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirada (madax xafiiseedyada) dawlaada deegaanka Soomaalida lagaga wada hadlay jajabinta miisaaniyada xafiisyada dawlada ee heer deegaan. Shirkaas ayaa lagu shaaciyay kaabiga miisaaniyadeed ee ay dawladu u hayso xafiis kasta, waxaana xafiisyada laga dalbay inay soo jajabsadaan miisaaniyada iyagoo ka duulaya baahidooda xafiis iyo adeegyada ay bixiyaan.

Mar aan u kuur galay inaan ogaano miisaaniyada xafiisyadu inta ay la egtahay ayaa waxaa naloo sheegay in xafiiska horumarinta jidadku yahay xafiiska ugu miisaaniyada badan isagoo helay lacag gaadhaysa 30 million oo birr. Xafiiska biyaha ayaa isagu helay 10 million , waxaa iyana miisaaniyad intaa u dhaw helay xafiisyada caafimaadka iyo beeraha.

Waxaa xusuus mudan in xafiisyada waawayn ee deeganku sida biyaha, beeraha, waxbarshada iyo caafimaadku ay heli jireen miisaaniyad kor u dhaafta 70 million laakiin arintaasi waxay wax iska badaleen kadib markii la dhaadhiciyay qaab dhismeddka xafiisyada iyadoo imika wixii kadambeeya xafiisyada heer degmo ay lawareegi doonaan adeega bulshada kunool dagmooyinka. Arintan oo ah talaabo horumar leh ayaa carqabadaha kahor imaan kara waxaa kamid ah in aqoonyahankii fulin lahaa horumarka heer degmo ay tagaan degmooyinka.


Source:SON staff,Jijiga



PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com