GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Yeman Dr Abu Bakr al-Qirbi oo waraysi ku sheegay, waa In aduunku si buuxda u teegeero,Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf . Hadii Kale?

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Yeman Dr Abu Bakr al-Qirbi ayaa waraysi dheer oo meelo badan siiyey Jariiradda Asharq Alawsat,tasoo ku taageeriyo Madexweynaha dawladda ku meel gaarka ah ee Somaaliya mudane Cabdullahi Yuusuf Axmed. Wasiirku waxuu yiri aduunku ma aho inuu fududaysto dhibaatada kasoo socota Soomaaliya waa hadii aan la taageerin dawladda Soomaaliya ee Nairobi lagu soo dhisay. Intii ka horaysay dawladdan hadda dhisan waxaa jiray kala jajab aad u fara badan sida dad qabiil ahaan u raba inay wax kastaba xoog u qaataan, kuwo ganacsato ah oo waxay rabaan wadankii ka samaynaya iyo kuwa dagaal oogayaal ah oo wadankii oo dhan xoog ku muquuninaya rabinna inuu yimaado nidaam iyo kala danbayn dawladeed. Laakiin, hadda waxaa jira dawlad iyo baarlamaan 2 sano Nairobi loo fadhiyey ee aduunku ha xoojiyo maamulka.


Waxuu Wasiirku ugu baaqay aduunka khaastan kuwa dariska la ah Soomaaliya inay si dhab ah u taageereen Dawladda Soomaaliya una diyaar garoobaan sidii dagaal oogayaasha hubka looga dhigi lahaa ayagoon dhag jalaq- usiinin maraa-marsiinyaha dagaal oogayaasha ay ku rabaan inuu wadanka sidaas ku jiro.

Waxuu kaloo Wasiirku ka digay in hadii ay Soomaaliya sidaas ku sii jirto ay ururada Arga-gaxisido ay saldhig ka dhiganayaan taasoo dawladda Yeman iyo dawladaha dariska ahba nabad-galyadooda helis gelinaysa. Sidaad la soctaan, waxaa markastaba xeebaha Yeman iimaada doonyo tahriib ah oo dad wada Soomaaliya ka yimaada, mana kala garanayno dadka qaxootiga quman ah iyo kuwa danaha arga-gixisada u imaanaya.

Marka waxaa laga rabaa International Communitda inay taageeraan dawladda Soomaaliya ayagoo tix raacaya qaab heshiiseedii hore ee shirkii Nairobi oo ay waka si xiixeen OAU, Uruka Jaamacadda Carabta, iyo kii IGAD (Intergovernmental Authority on Development).

Waxaa kaloo Wasirku wax laga waydiiyey maraakiib Millatary ee reer Galbeed ah oo badda Soomaaliya iyo Yeman u dhaxeysa ka shaqeeye ,waxuuna ku sheegay inay hawshoodu u badan tahay inay illaaliyaan hubka galaya soomaaliya ama kasoo baxaya iyo ayagoo illaaliya doomaha dadka qaxootiga sida sharci darrada ah ugu daadiya xeebaha wadanka Yeman.

Waraysigan ayaa meello fara badan taabnaya, hase yeeshee Godeynews.com intaas ayey akhristayaasheeda ugu soo koobaysaa.


Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com