GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Mashruuca Waraabka Godey oo aan la xiriirnay,kadib markii rabshado lagu sheegay inay ka dhaceen

Mashruuca waraabka ee Galbeedka Godey ayaa ah mashruuc aad u ballaran oo ay dadweynaha Killilka Soomaalida oo dhan kaga filnaan kara xagga quudinta, waa hadii mashruuca miisaaniyadiisa si fiican loo maamulo oo dalagyo kala gedisan lagu beero,kadibna loo sameeyo suuq lagu gado waxii ka badan bulshada deegaanka.

Godeynews ayaa hadda la xiriirtay xubno muhiim ah oo laga soo doorto Godey iyo waliba qaar ka mid ah masuuliyiinta mashruuca waraabka ee Galbeedka Godey. Kadib markii la soo sheegay inay jiraan buuq ka dhashay 2000 hektar oo loo diyaariyey in loo qaybiyo shacabka deegaanka iyo waliba in ciidamada la siiyay 2000 hektar oo mashruuca kamid ah masuuliyiinta waxay noo sheegaan inaysan jirin wax buuq ah iyo dhibaata toona 2000 ee hektarna loo diyaariyay dadkii la siin lahaa, qaybintooda lala sugayo dhamays tirka maamulka cusub ee Killilka oo xilli dhaw la filayo.


Arinta ciidamada ku saabsan waxay noo sheegeen inay jirtay wakhti ay ciidamadu codsadeen inay iyaga la siiyo qandaraaska si ay dhulka u diyaariyaan maadaama ay haystaan qalab waaweyn oo ka dhakhso badan kuwa hadda mashruuca loo isticmaalo,taasna wali meeshiidii lagama soo qaadin amaba lama ogolaanin.

Hase yeeshee waxaa kale oo Masuuliyiintu Godeynews u sheegeen in mashruuca waraabka lagu fikirayo in maamul ahaan laba qaybood loo kala qaybiyo, Qayb hoos tagi doonto wasaardda Kobcinta khayraadka iyo qaybta kale oo laga yaabo inay hoos tagto Wasaaraddaha Beeraha ama Biyaha.



Wacays,
Godey
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com