GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Lafihii Meydadkii Talyaaniga oo Qiimihii ugu sareeyay ka gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho:-(pp)- Kadib markii horaantii Sanadkan la bililiqeystay Lafihii Meydadkii Talyaaniga ahaa oo laga soo faagay Qabriyadii ay ku aasnaayeen,ayaa hada la bilaabay in dib looga iibiyo dadkii bililiqeystay lafahaas.

Hadaba Shirkad loo xilsaaray inay dib u soo iibiso lafihii Talyaaniga ayaa laga furay Magaalada Muqdisho,kadib markii loo caal waayey in lafahaas dib loo soo celiyo,weerarka horaantii Sanadkan lagu qaaday Qabuuraha Talyaaniga ee Magaalada Muqdisho laguna soo faagay dhamaan lafihii duugoobay ee Talyaaniga,ayaa waxaa si weyn u cambaareeyay arrintan foosha xun,Dawlada Talyaaniga iyo Waxgaradka Soomaaliyeed taasoo keliftay in yax-yax iyo weji-gabax la soo gudboonaatay, magacii Bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibedaba.

Hadaba Qeybtii ugu horeysay ee Lafihii Talyaaniga ayaa shalay laga dhoofiyay garoonka Belidoogle,kadib markii laga soo gaday dadkii horey u keydsaday. Lafahan ayaa waxaa u xilsaaran inay u dhoofiyeen Dalka Talyaaniga, sadex Xubnood oo uu Madax u yahay General Maxamed Nuur Galaal iyo Taliyaha Ciidamada Maxkamada Islaamka ee Ifka Xalane Adan Xaashi Ceyroow,oo isagu markii hore hormuud u ahaa Qolooyinkii amray in la bur-buriyo Qabuuraha Talyaaniga ee ku yaalay Magaalada Muqdisho.

Sidaas daraadeed markii ay dhacday in Shalay la ogaaday in Dayuuradii ugu horeysay ee lagu daabulo Lafahaas ay ka duushay Garoonka Belidoogle, ayaa waxaa ka bilaabatay Magaalada Muqdisho in dadkii horey u keydsaday lafaha Talyaaniga ay qiimihii cirka ku shareeraan,iyadoo hada uu marayo qiimihii ugu sareysay ee lakala siisto lafahaas,taasoo hakad gelisay hawshii lagu aruurinayey Lafahaas.

Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan daafaha Aduunka ayaa wel-wel ka muujiyay arrintan ugubka ah ee lagula kacay Meydadkii lafihii Talyaaniga,waxayna qaarkood muujiyeen in mustaqbalka la filan karo in aargudasho lagu sameeyo Meydadka Soomaalida ku aasan Dalka Talyaaniga iyo meelo badan oo aduunka kamida.

Xigasho: Xuseen Yaasiin Gode-Gode
Puntlandpost.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com