GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addis Ababa oo hadana maanta rabshado ka socdaan

Mucaaradka((CUD) iyo taageerayaalkooda ayaa maantoo Arbaco ah hadana mar labaad isku dhaceen policeka Addis ababa iyo ciidamada amaanka,ayagoo dhagaxaan iyo kolba waxay gacanta ku dhigaan ku tuurayay,sidoo kale policka ayaa waxay isticmaalayeen rasaas iyo sunta dadka kaga ilmaysiisa dad badan oo dhaawac ayaa la sheegayaa laakiin illaa iyo hadda dhimashada wali lama soo sheegin.

Arintan ayaa waxay dad badan u arkaan in xoogaga mucaaradku ay ka dhab tahay inay Zenaawi xukunka ka qaadaan ama ay la wadaagaan,taasoo hadda ka hor mucaaradku usoo jeediyeen maadaama ayna ku farax sanayn qaabkii doorashadii 15 May u dhacday.

Magaalada Addis ababa ayaa waxaa istaagay Taxsadii oo caadi ahaan taageere mucaaradka,dadkuna dariiqyada ayay lugaynayeen maadama ay xaaladdu aad cabsi u tahay hadalkaasna waxaa yiri Melaku Kebeda, 24.


Rabshadahan ayaa waxay salka ku hayaan murankii ka dhashay doorashidii ka dhacday wadanka Ethiopia bishii May ee sanadkan oo la aaminsan yahay inuu ahaa kii ugu Dimoqraadiyeesnaa ee taariikhda Ethiopia ka dhaca.

Laakiin mucaaradku waxay sheegayaan inay ayagu ku guulaystenn doorashada ayagoo dil,xariig iyo caga-jugleen intaba lagu hayay,xaqna ay u leeyihiin inay dawladda soo dhisaan,hadii kale la wada dhiso dawlad wadaag ah, taasoo, Zenaawi iyo EPRDF diideen.

Rabshadahii shalay ka dhacay Addis ababa ayaa waxaa ku dhintay 6 dadkii shoobareenayey ahaa iyo 2 police ah, waxaana wali xabsiga ku jira Gudoomiyihii iyo Gud/ku-xigeenka xisbiga mucaaradka CUD oo shalay dawladdu xirtay, ayagoo ku eedeeyay inay ka danbeeyeen rabshadahan hadda socda.


Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com