GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Bu'aale iyo Saakoow Oo markii ugu horaysay laga hirgalinayo Mashruuc Isgaarsiinta Telefoonada iyo Internet-ka ah...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Bu'aale iyo Saakoow ayaa xaqiijinaya in ay halkaas ka socdaan mashruuc lagu galinayo Teleefoona casriga ah markii ugu horaysay inta laga warqabo.

Mashruucan oo ay maalgaliyeen dhaqaalihiisana bixiyeen ganacsto u dhalatay deegaanadaas oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala jooga ayaa la sheegayaa in qandaraaskaas la siiyey shirkada Hormuud ee Fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

Howshan oo hada socota ugu yaraan laba asbuuc ayaa la rajanayaa in ay soo gaba-gabowdo mar dhow khadaka Telefonada ee magaalooyinkaasna la saan-qaadaan wadanka intiisa kale ee nasiibka u yeeshay horumarkan. Roobab halkaas ka da'aya ayaa la sheegayaa in ay xoogeey hakad ah ku keeneen.

Isla hawshan iyada ah ayaa waxa akaloo shirkadan ay ka fulinaysaa magaalooyin kale oo qaarkood horay u lahaa isgaarsiinta Teleefoonada, balse ay tayadoodu liidatay, waxaana ka mid ah magaalada Afmadow. Sidoo kale Xagar ayaa lagu wadaa in ay iayduna qaybteeda ka hesho howshan iyada ah.

Internerka ayaa sidoo kale ay dadweynaha hlkaas ku dhaqani fursad u heli doonaan si ay ugula xiriiraan eheladooda dunida ku kala baahsan


Source: Somaliwide.net


PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com