GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Mudane Abdi Aden (Abdi Raaxo) oo kamid ah waftiga dawladda Ethiopia uga qayb gali doono shirka (IGAD) ee lagu qaban doono Jawhar bishan dhexdeeda

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Ethiopia Atto Seyoun Mesfin iyo wafti uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay yimaadaan xarunta dawladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Jawhar. Waftigan Ethiopianka ah ayaa waxuu iskugu jiraa qaybo fara badan sida xafiiska u qaabilsan arimaha soomaaliya oo uu ka socdo Mudane Abdi Aden (AbdiRaaxo) isla markaasna wasiirka kala talin doono arimaha soomaaliya iyo sidoo kale Madaxa Ethiopian Custom iyo xafiiska nabad-galyada ee geeska Africa.

Ujeedada safarkooda ugu muhiimsan ayaa waxay tahay inay ka qayb galaan shir ballaaran oo ay dawladdaha (IGAD) ku jira iskugu imaan doonaan Magaalada Jawhar lagana filaayo inay taageero buuxda siiyaan Madaxweynaha dawladda ku meel gaarka ah ee soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo marti loogu yahay Jawhar.

Dawladaha IGAD ee shirka iskugu imaanaya ayaa waxaa laga filayaa inay Safaarado ka furtaan Magaalada Jawhar kuwaasoo u matala danahooda ay ka leeyihiin soomaaliya.



Wacays,
Godeynews.com
Addis ababa

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com