degmooyinka soomaalida Kenya illaa iyo 6 degmo, degmooyinka wadankana ka dhigaysa 100 degmo.
Wararka ugu danbeeyay ee ku saabsan degmooyinka cusub ee muddo laga filaayey in madexweyne Kibaaki ku dhawaaqo ayaa lagu sheegay (Gazzeted Notice) maanta oo uu magaacabay illaa iyo 31 Degmo oo cusub iyo 16 degmo oo hadda ka hor la magaacabay laakiin, aysan wali u dhamaystirnayn sharciyayntooda.