GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kenya: Doorashadii Dastuurka Cusub iyo Gobalka Waqooyi Bari Oo La faliyo Inay Taageeraan"MAYA"

Doorashadii dastuurka cusub ee wadanka Kenya oo bilaaban doonto saacadaha nagu soo socda ayaa dad badan oo siyaasadda indha-indheeya saadaali nayaan natiijadu inay noqon doonto mid aad iskugu dhaw, oo labada qolo ee "HAA" iyo "MAYA" aysan wax badan is dheeraanaynin.

Hadii aan tusaalle usoo qaadano war bixintii ugu danbaysay ee soo baxda oo lagu qiyaasayay taageerada labada qolo ay ka kala heystaan Goballada iyo Degmooyinka wadanka ayaa ah sidan;

Gobalka Nakuru iyo Gobalka Nairobi ayaa waxaa ku badan dadka taageersan codka "HAA". Dhanka kale dhamaan 5 Gobal ee kale ayaa badaankooda la faliyaa in laga taageero codka "MAYA". Tusaalle ahaan Gobalka Soomaalida ee Waqooyi-Bari ayaa ka kooban 11 Kursi oo 8 ka mid ah la filayo inay u codeeyaan "MAYA", Kuwaasoo kala ah; Duji, Lagdera, Fafi, Ijara, Wajir West, Wajir East, Mandera Central and Mandera West.

Sidoo kale Gobalka Coast ayaa 70% isuguna diidmo laga filayaa, maadaama dad badan oo siyaasiyiin ah iyo Culumo Diineed ahba ay dastuurka cusub ku sheegeen inuu baa,binayao xaquuqda dadka Muslimka ee ku dhaqan wadanka Kenya.

Hase yeeshee, taas waa saadaalintii oo waxaa laga yaabaa inay natiijada kama danbaysta ah si kale soo baxdo.


Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com