GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kenya iyo Natiijadii Doorashada Maanta oo Qaar Soo Baxday

Waxaa la filayaa inay dharbaaxo xun ku dhacday dadkii u ololaynayey dastuurka cusub inuu hir gelo, hase yeeshee, illaa iyo hadda codadka laga tiriyay guud ahaan wadanka ayaa u muuqda mid Madexweyne Kibaaki iyo saaaxiibadiis oo u ol-olaynayay "HAA" in laga hor keenay codka "MAYA". Tirada guud ee wadanka laga filaayo inay codaysa ayaa ah 11,595,201 qof, illaa iyo haddana codad yar ayaa la tiriyey.

Hadaba hadaan u leexano dhanka Gobalka Waqooyi Bari gaar ahaan degmooyinka Ijaara iyo Garissa ayaa la sheegayaa inay dadku ugu yaraan 80% ay u codeeyeen diidmada dastuurka (MAYA), hadii ay arintan dhab noqoto waxaa masraxyada siyaasadda ka baxaya siyaasiyiin caan ah oo aan waligood hadalkooda aysan diidin dadweynaha degmada Garissa, sida Hussein Maalim oo tageersanaa codka (HAA) asagoo illaa iyo 1978 laga soo dooranayey Magaalada Garissa, ayaa waxay arintan ku noqon doontaa dharbaaxo xun oo sababi karta inuu haleeq-mareen noqdo oo uu kursigiisa baarlaamaan waayo doorashada baarlamaan ee wadanka Kenya ka dhici doonto 2007 dhamaadkiisa.

Waxaa sidoo kale meeqaankooda siyaasadeed kor u kacayaa siyaasiyiinta kala ah Ilyaas Barre Shill iyo Faarax Macalim Dawaara oo hogaaminayay taageerayaasha codka diidmada(MAYA).


Deeqow Nuur,
Godeynews.com,
Garissa.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com