GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
QABRI DAHARRE: Ciidamada Dawladda oo Gubay Tuulada Fooljeex

Magaalada Qabri-Daharre oo todobaadkii hore murugo xun ku jirtay, ayaa haddana mid kale ugu darmatay, kadib markii tuulada FOOL-JEEX ay guud ahaanba ciidamada Tigreegu gubeen waxii maal iyo mood ahaana ay bur-buriyeen. Falalkan cadawnimada ah ee ay ciidamadu ku hayaan shacabka reer Ogadenia ayaa ah mid si joogta ah usoo noq-noqonaya oo aad moodo inay ku tala galeen sidii ay dadka dhulka uga bara kicin lahaayeen.

Waxaa kaloo Godeynews soo gaaraya in dawladda Killilka JIJJIGA ay sii dayn doonto dhamaan wiilasha ku xiran xabsiga Qabri Daharre, oo ay mag dhawna ka bixin doonaan dadkii ku dhintay ama ku dhaawacmay rabshadahii maalin hore. Hase yeeshee, dad xog ogaal u ah awoodda iyo kartida Maamulka JIJJIGA ka jira, ayaa arinkaas ku tilmaamay riwaayad raqiis ah oo ay ciidamadu ka danbeeyaan, taasoo loogu tala galay in dad Maamulka Killilka ka mid ah ay dadweynaha Magaalada ka dhaadhac siiyaan waxay ka diideen ciidamada, taasoo aan si fiican loo shaacinin.

Maamulka JIJJIGA iyo kuwa la sheegay in laga soo doortay deegaanka ayaa dhagaha ka furaystay dhibaatooyinkan ku dhacaya dadkooda, walina aan ka hadlin dhacdooyinkan, hadii ay noqoto dhacdadii shalay ka dhacday Fooljeex iyo tii Qabri Daharreba. Laakiin, waxaa la yaab ah inuu Killilku isku raacay inaysan ka hadlin dhibaatada iyo hagar daamada dadkooda maalin walba lagu hayo.

Hase yeeshee, waxaa shicibkaas dhibaataysan usoo baxay wariyaha BBCda Maxamed Cadow oo si dhab ah u gutay waajibaadkiisa wariyanimo asagoo,aduunka usoo tabiyay dhibaatada ay ciidamada dawladda dhexe ku hayaan shacabka deegaanka.

Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com