GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Dhamaan golahii wasiirada wadanka Kenya oo shaqadii laga eryay

Wasiiradii dawladda ee Kenya ayaa dhamaantood la kala diray, marka laga reebo Madaxweyne ku xigeenka iyo qareenka guud. Hase yeeshee waxay dad badan is weydiinayaan maxaa keenay in madaxweynaha wadanka kenya hal mar uu kala diro golihii wasiirada.

Dadweynaha ayaa 21/11 diiday inay madaxweynaha ku taageeraan dastuurka cusub,kasoo golaha wasiirada ee wadanku in muddo ah ku qayb sanaayeen. Hadaba sababta uu madaxweynaha u kala diray dawladiisa ayaa dad badan ku tilmaameen mid uu rabo inuu dib u raadiyo kalsoonida shicibka oo uu ogaaday inaysan raali ka ahayn qaabka ay dawladiisu u shaqayso.

Sidoo kale waxaa meesha isku hayay labao qolo oo wasiir ah oo labada rayi kala watay, waxaana laga yaabaa inuu rabo in midkood uu dawladda ka saaro, taasoo walina loo badaniyo inuu rabo inuu saari doono saaxiibadiisa hadda oo ceeb badan usoo jiiday ayagoo, warbixin khalad ah siin jiray mar walbaba ugana dhigay inay deegaanada ay ka imaadeen dadkoodu u codayn doonaan hirgelinta dastuurka.

Waxaa kale oo ayaduna macquul ah inuusan wasiirnimada dib ugu soo celin kuwii kasoo hor jeedsaday hir gelinta dastuurka oo uu meeshoodii galiyo xubno kasoo jeeda xisbiyada kale ee mucaaradka sida KANU, taas haduu sameeyo waxaa laga yaabaa inay soo dedejiso burbur ku yimaada dawladda Kibaaki sababtoo ah dawladan waa mid wadaag ah oo ay 14 xisbi heshiis ku yihiin, marka xisbigii loo diido waxii uu qayb ahaan u heli lahaa meesha wuu ka baxayaa, oo codkiisa waxu siinayaa mucaaradka.

Hadaba wararka sida rasmiga ah loo sheegayo ayaa waxay leeyihiin inay 7 wasiir ee dastuurka hirgelintiisa kasoo hor jeedsaday ay shir u fadhiyeen markuu madaxweyne Kibaaki telefiishinka ka hadlayay, oo ay ku heshiiyeen in haddii mid ka mid ah la eryo ay dhamaantood is cesilayaan.

Hase yeeshe, arintaan is cisilidda ah ayaa waxaa la kala ogaan doonaa 14 cisho kadib oo ah xiliga uu madaxwaynihu sheegay inuu dib usoo dhisi doono golaha wasiirada ee wadanka.

Deeqow Nuur
Godeynews.com
Garissa

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com