GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Miisaaniyadii Sanadkan Degmada Cadaadle ee Gobalka Godey oo Wali Xayiran

Misaanaydii sanadkan loogu tala galay Degmada Cadaadle ee Gobalka Godey ayaan illaa iyo hadda wali la fasaxin, kadib markii maamulkii degmada ay isku qab-qabsdeen qaabkii iyo sidii loo maarayn lahaa.

Adeegyada bulshada ee Degmada Cadaadle ayaa ah mid aad u tayo daran amaba aan jirin, degmadan ayaan ka jirin wax horumar ah oo la sheegi karo,waxaana dad badan oo degmadaas xog-ogaal u ah sheegaan inaysan lacagteeda iyo miisaaniyadda loogu tala galay soo dhaafin JiJigga, oo ay la mid tahay sida degmooyin ku yaalla Gobalka Fiiq oo aysan lacagtoodu soo dhaafin JiJigga.

Hadaba si arintaas khilaafka iyo musqmaasuqa ah ee maamulka Degmada loo soo ogaado ayaa waxuu Killilku magaacaabay 4 xubnood oo usoo kuur gala qaabka ay wax u khaldan yihiin iyo cidda ka danbaysa dhunsiga xoolaha degmada oo in muddo ah soo socday, iyo waliba inay soo afjaraan khilaafka u dhexeeya Maamulka Degmada Cadaadle si loogu soo fasaxo miisaanayadii sandakan degmadu khaqa u lahayd oo hadda xaniban.

Shacabka Degmada Cadaadle ayay noloshooda Maagaaleed inta badan ku tiirsan tahay Magaalada Godey oo aan aad uga fogayn,taasoo ka helaan adeegyada muhiimka ah ee bulshadu ka maarmin, sida Caafimaadka, Waxbarashada, Isgaarsiinta, Ganacsigaba iyo IWM..


Wacays,
Godeynews.com,
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com