GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Wargelin: Godeynews iyo Qaybaha Sportiga

Akhristayaasha boga godeynews waxaanu ugu bishaaraynaynaa in aanu u soo bandhigi doono bogga sportiga oo ay akhristayaashanadu naga codsadeen. Barnaamijkani oo mudo dhow aad ka heli doontaan bogga internetka godeynews waxayaalaha aanu idinku soo qaadi doono waxaa kamid ah.

kubada Cagta, Laliska, kolayga oradada, Tiiniska iyo kuwa kale oo aad xiisayneysaan.

Hadaba waxaanu si fiican idinka dharjini doonaa ciyaaraha Yurubta ,Afrika ,Aasiya, Laatiin ameerika iyo wadamada kale ee ciyaarahoodu xiisaha leh. Sidoo kale, waxaan uu aad idinka dharjini doonaa
taariikh nolaleedkii ciyaarahanada canka ah,hadii aad na soo weydisaan iyo waliba aniga oo idin bilaabi doono ciyaaryahanada Afrika ugu caalimisan iyo kuwa kale ee caalamka.

Aqaristayaasha bogga Godeynews waxaanu ugu bishaaraynaynaa inay ka qayb qaadan karaan akhbaarta wararka isportiga ay kolba rabaan inaan soo gudbinowalina si fiican ayaan u tixgalaynaa kolba codsiga akhristayaasha ee bogga sportiga.

Hadaba waxaa madasha noo yaala waa warka isboortiga ee caalamka oo aanu idiin soo gudbini doono iyada oo aad idinkuna aad noo soo diri doontaan waxii ku saabsan isboorti.

Abdulkadir,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com