Halkani maanta waxaanu idinku soo gubinayanaa isku aadka ciyaaraha aduunka ee lugu qabani doono dalka GERMANY sanadka 2006 bisha June.
Isku aadka ciyaarahan ayaa si aan waligeed la arag loo samayay taasi oo wadamo fara badani ay u arkeen in ay tahay mid aanu fiicaneen, sababtoo ah wadamada safka her ee ciyaaraha kubada cagta heerka sare ka gaaray ayaa loo sameeyay inayana ka qayb qaadanin baqtiyaa nasiibka oo iyagu loo sameeyaya madaxayo gaar ah kuwaasi oo lugu kala safanayay.
Sababta loo sameeyay oo aheyd in ayan isku aadin wadamada heerka sare ah oo la kala ilaaliyo kaasi oo wadamada safka here ya hogaamini jirtay dalka faransiiska halka ay hada ku soo biirtay wadanka ingariiska. hadal iyo dhamaantii kolaya hadii la kala ilaaliyo iyo hadii kaleba madasha waa la iskugu imaani, oo si fiican mar waa la isku hardini.
Hadana waxaanu idiin soo gubinaynaa isku aadka iyo Groupkii ka kala socdaan.
GROUPKA KOOWAAD OO AH (A) 1)GERMANY 2)COSTA RICA 3)POLAND 4)ECUADOR GR LABAAD (B) 1)EGLAND 2)PARAGUAY 3TRINIDAD AND TOBAGO 4)SWEDEN GRSADAXAAD (C) 1)ARGENTINA 2)C'OTE D'IVOIRE 3)SERBIA AND MONTENEGRO 4)NETHERLANDS GR AFRAAD (D) 1)MEXICO 2)IRAN 3)ANGOLA 4)PORTUGAL GR SHANAAD(E) 1)ITALY 2)GHANA 3)USA 4)CZECH REPULIC GR LIXAAD(F) 1)BRAZIL 2)CROATIA 3)AUSTRALIA 4)JAPAN GR TODOBAAD(G) 1)FRANCE 2)SWITZERLAND 3)KOREA REPULIC 4)TOGO GR SIDEEDAAD(H) 1)SPAIN 2)UKRAINE 3)TUNISIA 4)SAUDI ARABIA
Hadba waxii dheeraad ah ee kasoo kordha qaabka isuku aadka waan idin soo gudbin doonaa.