JAALIYADA REER SHILAABO EE DIBADAHA OO DUGSI SARE KA HIRGALISAY MAGAALADA SHILAABO
Sanad dugsiyeedka 2005/06 ayay jaliyada reer shilaabo ee dibadaha iyo guduhuba ka hir galiyeen dugsi sare markii ugu horaysay tariikhda inta la xasuusto Jaliyada reer Shilaabo ee ku nool dibada ayaa si hagar la aan ah uugu tala gashay inay u samayso waxbarashada magaalada shilaabo iyo hareeraheeda misaaniyad gaara iyadoo jaliyada bilawday hawalgalkii uugu horeeyay bishii sibteembar ee sanadkan iyadoo hada ay waxbarashadii magaaladana ay hada si habsami leh ay u socoto