GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Dil la sheegay inuu ka dhacay magaalada dhexdeeda oo beenoobay

Waxaan hadda ka hor websitkan Godeynews idinku sheegnay in wiil dhalinyaro ah ay boolisku ku toogteen magaalada Godey dhexdeeda xili habeen ah.

Hase yeeshee arintaas ayaan dad masuuliyiin ah oo deegaankaas ka imaaday waydiinay, wayna beeneeyeen oo waxay noo sheegeen inaysan arintaas raad iyo sal toona lahayn. Waxayna sheegeen inaysan jirin qof lagu dilay magaalada Godey dhexdeeda oo ka danbeeyey tii Sanadkan billawgiisa ahaa ee ONLF iyo boolista dhexmartay ee labada qof ku dhinteen.


Wararkii hore ee dhimashada wiilka dhalinyarada ah ayaa markii hore Godeynews kasoo gaaray ilo xog ogaalnimo sheegtay oo kasoo socdaalay magaalada Godey, maadaama uu in muddo ah telefoonku ka go,anaa magaalada. Laakiin hadda warkaas waa la beenaynayaa inuu jiro gebi ahaanba.

Hase yeeshee waxaa kale oo ay noo sheegeen inuu Todabaadkan billawgiisii ay si kadis ah iskugu dhaceen ONLF iyo ciidamada deegaanka ee jooga meesha la dhaho (Baarguun) oo illaa iyo 45-50km dhanka waqooyi kaga aadan Godey. Isku dhacan ayaa la sheegay inay dad fara badan oo kamid ah Soomaalida is dagaalaysay ah ay meeshaas ku dhinteen.

Waxaa kaloo wax ka qabadka arintaas ku hawlan Guddiga nabad galyada Gobalka oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Godey Mudane Nadiir iyo hogaanka nabad galyada C/rashiid ayaa waxay maalmahanba ku maqnaayeen dejinta deegaanada ay rabshaduhu ka dhaceen.

Godeynews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com